Puntland oo War kasoo Saartay shirkii Rooble ku Baaqay

deni

Maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray shirka Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya ugu baaqay madaxda Maamul goboleedyada inay kasoo qayb galaan kaas oo bari ka furmaya Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa sidaan u qornaa.

Dowladda Puntland waxay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hogaamiyo RW Maxamed Xuseen Rooble.

Dowladda Puntland waxay kaloo caddeynaysaa in ay diyaar u tahay qabashada doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka si waafaqsan heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu gundhig u yahay heshiiskii 17 September 2020.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.