Daawo:Jaaliyada Soomaliyeed ee Turkiga oo La kulantay wafti kasocda Wasaarada arimaha dibada

Balal

Wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha debadda Soomaaliya Balal Cismaan ayaa kullan la qaatay qaybaha kala duwan ee jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Ankara. , kuwaas oo ay kawada hadleen dhibaatada iyo caqabadaha Soomaalida kuneel dalka Turkiga la kulmaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.