Daawo:Marwada Koowaad ee Dalka ayaa Daahfurtay Olole Lagu Taageerayo Naafada ah

Saynab

Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa Madaxtooyada Qaranka ku guddoonsiisay qaar ka mid ah dadka naafada ah agab loogu tala galay, waxayna ku baraarujisay dadka Somaaliyeed in ay garab istaagaan dadkeenna naafada ah ee u baahan daryeelka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.