Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

iikraan

Daawo:Ikraan Tahaliil Hooyadeed oo kamid Noqotay Mucaaradka

13th September 2021 admin 0

Hooyada dhashay Ikraan Tahaliil oo warbaahinta la hadashay ayaa waxay si kulul uga hadashay Guddiga qaran ee madaxwayne farmaajo u magacaabay Kiiska Ikraan Tahaliil waxayna […]

Farmaajo

Daawo:Madaxwayne farmaajo oo Kiiska Ikraan Tahaliil u Magacaabay Guddi Qaran

13th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya in baaritaan daah furan lagu sameeyo Kiiska Sarkaal Ikraan Tahliil Faarax ayaa u magacaabay […]

jinsiyada

Sawiro:Dhismaha Cusub ee Hey’adda Socdaalka Soomaaliya oo gabagabo maraya

13th September 2021 admin 0

Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda  Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa kormeer ku tagay dhismaha Xarunta dhexe ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo […]

lafatagareen

Sawiro:Madaxweyne Laftagareen oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo

13th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu  laabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meel gaarka […]

cabdulaahi

Daawo:hadal jeedintii Musharax Cabdulaahi sheekh

13th September 2021 admin 0

Musharax Aqalka sare Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Xasan Cali oo hadii la doorto waxa uu qabanayo u sheegayey xildhibaanada Hirshabelle ayaa waxuu sheegay inuu ka shaqayn […]

Muuse suudi

Daawo:Muuse Suudi oo sheegay inaysan jirin wax uu soo qabtay balse la doorto

13th September 2021 admin 0

Musharaxa Aqalka Sare ee Soomaaliya Muuse Suudi Yalaxow oo mudharax nimadiisa usoo bandhigaayey xildhibaaada Hirshabeele ayaa sheegay inuusan garanayn wax uu soo qabtay ma aqoono […]

Farmaajo

Kuxigeenka xoghayaha QM oo soo dhaweysay kulankii farmaajo

13th September 2021 admin 0

Shalay oo Axmed ah bay ahayd markii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo […]

mahdi

Daawo:Ra’iisalwasaare kuxigeenka oo sheegay in labilaabayo doorashada aqalka sarre

12th September 2021 admin 0

Ra’iisul ku-xigeenka XFS Mudane Mahdi M. Gulaid ayaa sheegay in toddobaadka soo socda la bilaabi doono doorashada xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi (Somaliland)

cumar

Cumar Filish oo booqday goobihii uu sameeyay Roobkii ka da’ay Muqdisho

12th September 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta kormeeray qaar kamid ah goobihii uu sida gaarka ah u […]

james

Sawiro:Madaxda Wadatashiga Qaranka iyo ku-xigeenka QM oo Muqdisho ku kulmay

12th September 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Maanta kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday QM oo ay […]

Farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wafdi ay hoggaaminayso ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey

12th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineysay […]

rooble

Rooble oo Amar ku bixiyey mushaarka ciidamada iyo shaqaalaha inaan la bixin karin

12th September 2021 admin 1

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Amar cusub oo ku socda Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Wasaaradda Maaliyadda cabdiraxmaan Bayle […]

farmaajo

Rooble oo ku adkaystay in damjadiid wasiirkooda la badalin iyo fashil ku yimid shirkii

12th September 2021 admin 0

Wadahadalkii waqtiga badan qaatay ee u dhaxeeyay Madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kusoo idlaaday Natiijo la’aan. Dhowr shuruud […]

cabdiwahaab

Daawo:Qoyskii Cabdiwahaab oo sheegay inuu rooble Xarigiisa ka dambeeyey

11th September 2021 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa waxaa la agooday inuu ka dambeeyey Xariga Nairobi loogu gaystay Aqoon yahan Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah Muwaadin […]

madaxtooyo

Daawo:Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada oo Xilka la wareegay

11th September 2021 admin 0

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa uu […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes