Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

masjid

Fadlan ka Qay qaado Dhismaha Masjidka Magaalada Garbahaaray

26th September 2021 admin 0

Waxaa meel gabagabo ah maraya dhismaha Masjidka wayn ee magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo, waxaa laga codsanyaa Muslimiinta meeley joogaan inay ka qayb qaataan dhismaha […]

ciidan

Ciidamada Dowlada oo kala dhexgalay Maleeshiyo beeleed Dagaal ku dhexmaray Galgaduud

26th September 2021 admin 0

Dagaal u dhexeeyay laba maleeshiyo beeleed oo hubeysan ayaa gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug, kaasi oo […]

laftagareen

Laftagareen ayaa Magacaabay Gudiga Adeega Garsoorka iyo Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka Baay

25th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo ku qaabilay Mas,uuliyiin ka socday Wasaaradda Arimaha Gudaha DGKGS oo Horkacayey […]

cumar

Cumar Filish oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii Magaalada Muqdisho

25th September 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii saakay ka dhacay Isgoyska Ceel-gaabta […]

boliis

Daawo:Taliska Booliska Soomaaliyeed oo faahfaahin ka bixiyay qaraxii maanta dhacay

25th September 2021 admin 0

Sida uu sheegay Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Todoba ruux, ayaa ku dhimatay Qarax maleeshiyaadka argagixisada ay u adeegsadeen gaari laga soo buuxiyey walxa qarxa oo […]

farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida muwaadiniintii ku shahiiday qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho

25th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen […]

qorax

Qarax Qasaaro Gaystay oo ka dhacay Muqdisho

25th September 2021 admin 0

Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan isgoyska Ceel gaabta waxaana Jira Khasaaro isugu jira Dhimasha Iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa gaari laga soo […]

deni

Daawo:Beesha Warsangali oo Digniin u dirtay Madaxwaynaha Puntland

24th September 2021 admin 0

Kulan Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag ku yeesheen wasiirka Qorshaynta Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Jamaal Maxamed xasan iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada dhahar […]

farmaajo

Dhageyso:Galmudug oo rajo xumo ka muujisay wadahadaladii Farmaajo iyo Rooble

24th September 2021 admin 0

Maamulka Galmudug ayaa sheegtay in ay faraha kala baxday hawlihii dhexdhexaadinta ee ay ka dhexwaday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’isulwasaare Rooble. Wasiirka warfaafinta […]

qoorqoorxaaf

Daawo:Kacdoon ka dhana Qoorqoor iyo reer Cadaado oo ka socda Gaalkacyo

24th September 2021 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa mudo dhan labo sano waxuu Magaalada Cadaado oo ka tirsan maamulka Galmudug ku dul maraayey Diyaarad […]

caliyare

Guddomiyaha Amniga Gobolka banaadir oo ka hadlay wadahadaladii Farmaajo iyo Rooble

24th September 2021 admin 0

Wadahadaladii u dhaxeeyey Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisalwasaraaha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waanwaantii xalay laga dhexwaday xal laga gaari waayey, […]

jamaal

Daawo:Wasiir Jamaal oo eedeyn u jeediyey Maamulka Puntland

23rd September 2021 admin 0

Wasiirka Qorsheynta Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Dhahar ayaa waxuu ka hadlay Is hortaag […]

lugadheere

Madaxwayne Kuxigeenka 2aad ee Jubbaland oo Gudoomey shirka Wasiirada

23rd September 2021 admin 0

Madaxweyne Ku Xigeenka 2-Aad Ahna Kusimaha Madaxweynaha Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland.

Wasiir

Sawiro:Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo qaabishay safiirka dalka China

23rd September 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo  Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nuur ayaa maanta xarunta Wasaaradda Caafimaadka ku qaabishay safiirka dalka China u fadhiya Soomaaliya Mudane Feishengcho,  […]

lafatagareen

Daawo:Laftagareen oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada

23rd September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir guddoomiyey shirka Khamiislaha Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Todobaadkan looga hadlay […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes