Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

doorasho

Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo soo gaaray Jowhar

4th September 2021 admin 0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Guddoomiye Mataan […]

iikraan

Daawo:Ugaaska iyo Waxgaragka beesha gacal jecel ayaa ka hadlay Dilkii Ikraan Tahaliil

4th September 2021 admin 0

Ugaaska iyo Dhaqanka Beesha ay ka dhalatay Ikraan Tahliil oo ku kulmay Muqdisho ayaa ka hadlay Kiiska gabadhooda, waxayna ka codsadeen Ra’iisalwasaaraha soomaaliya inuu ka […]

yuusufdabageed

Madaxweynaha ku-xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo dhoweeyay Jowhar

4th September 2021 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Mr. Dabageed […]

Daawo:Sheekh Bashiir oo ka digay Colaad ka dilaacda Hiiraan

4th September 2021 admin 0

Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay Shacabka Hiiraan inaan dib loogu laaban Aanooy Qabiil iyo is Dil. Dhanka […]

dhoore

Taliyaha ciidanka dhulka ayaa kormeeray xeryaha Ciidamda ee Shabeelada dhexe

3rd September 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyeed generaal maxamed tahliil biixi oo ay waheliyaan wehliyey Taliyaha qeybtac 27-aad sareeyo guuto Axmed maxamed maxamuud calasow (Tareedishe) iyo […]

farmaajo

Daawo:Madaxda dowlada oo ka qayb galay Janaasadii Marxuum Maxamed Cumar Saalixi

3rd September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo waheliyaan Ra’iisalwasaaraha iyo kuxigeenkiisa ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum Maxamed Cumar […]

saalixi

Daawo:Xildhibaano iyo waxgarad kusugan Kismaayo oo ka tacsiyeeyey Geeridii Eng Saalixi

3rd September 2021 admin 0

Xildhibaano ka tirsan Baarlammaanka Jubbaland iyo Odayaal ayaa ka tacsiyeeyey Geerida AUN Enga Maxamed Cumar Saalixi oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

shakuur

Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxuu ka Yiri geeridii Ikraan Tahaliil

3rd September 2021 admin 0

Warka dilka Ikraan Tahaliil oo ka tirsaneyd hay’adda sirdoonka Soomaaliya ayaa xalay fiidkii lagu shaaciyay warbaahinta dowladda, kaas oo tilmaamay in ururka Shabaab ay afduubteen […]

lugadheere

Daawo:Suldaan Lugadheere oo Kismaayo ku qaabilay Haween ka socda Midowga musharaxiinta

3rd September 2021 admin 0

Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere ayaa magaalada kismaayo ku qaabilay xubno ka socday midowga musharixiinta Soomaaliya ee dhanka Haweenka ah.

xasanshiiq

Xasan Sheekh oo ka hadlay Geeridii Ikraan Tahaliil Tacsina u diray Qoyskeedii

2nd September 2021 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya xasan sheekh ayaa waxuu ka hadlay geerida Ikraan tahaliil oo ka tirsanayd hay’ada Nabadsugida Soomaaliyeed Taas oo geerideeda la sheegay inay […]

iikraan

Hay’ada NISA oo Shaacisey inay Ikraan Tahaliil ku baxday Gacanta Alshabaab

2nd September 2021 admin 0

War qoraala oo ka soo baxay hay’ada nabadsugida Soomaaliyeed ee NISA ayaa lagu sheegay Ikraan Tahliil Faarax oo ahayd xubin ka tirsan Hay’adda Sirdoonka & […]

wasiir

Daawo:Ambulance loogu talagay Baladxaawo Dhoobley iyo Togwajaale oo Wasiir Kuxigeenka caafimaadka gudoomiyey

2nd September 2021 admin 0

EU iyo Urur Gobaleedka Igad ayaa Agab Caafimaad oo Daawooyinka Iyo Saddex Baabuurta Gurmadka Deg-deg ah Ugu Deeqay Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya kuwaa oo loogu talagay […]

Bangiga

Daawo:Rooble oo Kormeeray wasaarada Maaliyada iyo Bankiga dhexe

2nd September 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe ee Soomaaliya isaga oo u kuurgalay howlaha shaqo ee ka socda […]

muuse

Akhriso:Muuse Biixi oo xilka ka qaaday wasiirkii diinta iyo wasiiro Kale

2nd September 2021 admin 0

Madaxwaynaha soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isku shaandhayn ku sameeyey Qaar kamida golihiisa wasiirada oo uu kamid Yahay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Eng. Maxamed Cumar Saalixi

2nd September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle […]

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes