Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2021

iikraan

Daawo:Qoyska Ikraan oo ka horyimid in ikraan kiiskeeda la siyaasadeeyo kursina lagu raadsado

8th September 2021 admin 0

Ikraan Tahliil Faarax Adeerkeed Maxamed Nuur Faarax oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay “Ikraan dhiigeeda anagaa sharci islaam iyo Mid gaalba ugu raadineyno, lakiin ma […]

ilyaas

Wasiirka Warfaafinta KGS sheekh Ilyaas Cali Nuur oo Tababar usoo xiray wariyaal

8th September 2021 admin 0

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Koonfur Galbeed Sheekh Ilayaas Cali Nuur Cali ayaa Baydhabo Tababar Saddex Maalin Socdey ugu Soo Xirey Qaar Kamid ah Wariyaasha ka hawlgala […]

deni

Sawiro:Hogaamiyaha Puntland oo xarigga ka jaray Garoonka kubadda Cagta Cawaale Stadium

8th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa galabta xarigga ka jaray Garoonka Kubadda Cagta Gaalkacyo ee Cawaale Stadium oo si casri ah loo […]

guudlaawe

Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo saaray liiska msuaraxiinta Aqalka Sare

8th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa goordhaw soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya Sideed kursi oo Hirshabeelle ku matali doona Aqalka […]

Nissa

Taliyihii NISA ee Madaxwayne Farmaajo Magacaabay ayaa xilka Nabadsugida la wareegay

8th September 2021 admin 0

Taliska Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka eev NISA ayaa shaaciyay in Taliyaha cusub ee KMG ah ee NISA Gaashaanle Sare Yaasiin Cabdullaahi Maxamuud ee uu […]

rooble

Rooble oo ka horyimid Magacaabistii Madaxwayne Farmaajo

8th September 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka horyimid Wareegtadii magacaabista ee uu xalay uu soo saaray Madaxweyne Farmaajo, kuna magacaabay Mas’uuliyiin uu kamid […]

farmaajo

Daawo:Madaxwayne Farmaajo oo Fahad Yasiin Jago kale u magacaabay

7th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya darda-gelinta, horumarinta iyo joogtaynta hawlaha baaxadda leh ee horyaalla hay’adaha amniga, waxa uu Xeer […]

beesha

Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Khilaafka Madaxda iyo Dilkii Ikraan Tahaliil

7th September 2021 admin 0

Beesha Caalamka ayaa sheegtay inay ka walaacsan yihiin in muranka ku gedaaman kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo abuuray khilaaf soo kala dhexgalay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi […]

Xasan Sheekh oo Soo dhaweeyey heshiiska Siyaasiinta Soomaaliland

7th September 2021 admin 0

Madaxwayihii Hore ee soomaaliland Xasan sheekh oo ka qayb galay munaasabadda iscafinta siyaasiyiinta Gobollada waqooyi iyo xoojinta heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii arrimaha doorashooyinka gobollada […]

rooble

Daawo:Rooble oo sheegay Inay Culays ku haysay kala qaybsanaanta siyaasiyiinta Somaliland

7th September 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabadda iscafinta siyaasiyiinta Gobollada waqooyi iyo xoojinta heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii arrimaha doorashooyinka […]

Khayre

Daawo:Khayre oo ka hadlay Kulankii siyaasiyiinta waqooyi

7th September 2021 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb galay munaasabadda iscafinta siyaasiyiinta Gobollada waqooyi iyo xoojinta heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii arrimaha doorashooyinka […]

guudlaawe

Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeele oo ka hadlay dagaal beeleedyo ka socda hiiraan

7th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ugu baaqay Beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Degaanka kabxanley ee Gobolka Hiiraan in ay joojiyaan colaada miiska wadahadalkana […]

dhoore

Sawiro:Taliyaha Ciidanka dhulka oo kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee jeneraal Gorda

7th September 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa maanta kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee General Gorda. […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweynaha Farmaajo oo Qaabilay Danjireyaasha Midiwga Yurub Iyo Shiinaha

7th September 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee Midowga […]

deni

Deni oo soo dhaweeyey xilka qaadista Fahad Yaasiin

7th September 2021 admin 0

Warqoraal ah oo kadoo baxay Maamulka ayaa waxaa looga hadlay xil ka qaadistii lagu sameeyey Taliyaha Nabad sugida qaranka Soomaaliyeed Fahad Yaasiin taa oouu ka […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 … 13 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes