Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2021

lafatagareen

Madaxweyne Laftagareen oo ka tacsiyeeyay geeridii Jeneraal Maxamed Sheekh Madoobe

27th August 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay […]

fiqiwww.gedotimes.com

Xildhibaano Kamid ah Galmudug oo Fiqi ku eedeyey dagaal ka dhacay Galgaduud oo qasaaro Gaystay

26th August 2021 admin 0

Xildhibaan CabdiKhadar Cadaawe Ciise oo kamid ah Xildhibaanada Maamul goboleedka Galmudug ayaa waxuu ku eedeeyey Wasiirka amniga Galmudug Axmed macalin fiqi Daraawiishta uu toobabartay inay […]

sayid

Daawo:Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo shir guddoomiyay kulanka Wasiirrada

26th August 2021 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan  ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha Golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Jubbaland. Kulanka ayaa intii uu socday […]

deni

Daawo:Waxgaradka Mudug oo Deni ugu digay Xulista Xildhibaanada Aqalka hoose

26th August 2021 admin 0

Odayaasha dhaqanka Gobolka Mudug ayaa waxay war ka soo saaray Doorashada Aqalka hoose iyagoo ka horyimid habraacii ay soo saareen Madaxda maamulka goboleedyada iyo Ra’iisalwasaaraha […]

wasiir

Dhageyso:Dowlada Soomaaliya oo wada Qorshe lagula Xisaabtamayo Amisom

26th August 2021 admin 0

Wasiirka Cadaaladda ee Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay inay dajin doonaan istiraatiijiyad cusub oo lagu koontaroollayo dhaqdhaqaaqa AMISOM iyo in aanay mardambe dhib […]

Daawo:Qoysaskii dadkoo ku dhinteen Golwayn ayaa Codsaday in Amisom dalka laga saaro

26th August 2021 admin 0

Kulan ay Iskugu yimaadeen ehelada dadkii Lagu dilay Deeganka Golweyn ee Gobalka Shabeellada hoose ayaa Maanta Kadhacay Muqdisho, waxayna dowlada ka dalbadeen in Sharciga la […]

karaash

Madaxwayne kuxigeenka puntland oo gudomiyey shirka golaha wasiirada

26th August 2021 admin 0

Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland Ahmed E. Osman Karaash, ayaa maanta shir-guddoominayay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay xaalada guud […]

fiqi

Dhageyso:Wasiir Fiqi oo Qiray in Camaara Shabab ku qabsadeen gadiid Dagaal

25th August 2021 admin 0

Maanta ayey ahayd markii Argagixisada Al-shabaab ayaa soo Bandhigtay gaadiid dagaal iyo saanad hub ah oo ay sheegeen inay ku qabsadeen weerarkii arroornimadii shalay ku […]

beesha

Beesha Caalamka oo war-saxaafadeed kasoo saartay doorashada Soomaaliya

25th August 2021 admin 0

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ee 21 iyo 22 Agoosto ku qabsoomay Magaalada Muqdisho ee […]

rooble

Daawo:Waxgaradka Soomaliyeed oo ka hor yimid Habraaca Doorashada Soomaaliyeed

25th August 2021 admin 0

Duubaabka Dhaqanka Soomaaliyeed Iyo Qaarkamid ah Odayaasha 135 Saxiixayaasha ayaa Golaha Wadatashiga Qaranka Ugu Baaqay in ay ka Laabtaan Habraaca Doorashada.

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub Dalka Zambia

25th August 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dhowaan la doortay ee Dalka Zambia mudane Hichilema oo lagu caleemo saaray […]

iimaancadow

Gudoomiyihii hore ee Garbahaaray ee la masaafuriyey ayaa Gedo kusoo noqday labo Sano kadib

25th August 2021 admin 0

Gudomiyihii hore ee Garbahaarey Iiman Cadow kaarshe oo mudo Ku Xayirnaa Muqdisho ayaa Maanta garoonka diyaradaha Garbaaharay waxaa kusoo dhaweeyey Gudoomihii hore ee Gedo Macalimu […]

banaanbax

Daawo:Banaanbax Looga Soo Horjeedo Al-Shabaab oo Ka Dhacay Gaalkacyo

25th August 2021 admin 0

Waxaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhanka Galmdug ka dhacay Banaanbax xoogan oo lagu taageerayay howlgalada Ciidamada Dowladda iyo kuwa daraawiishta Galmudug ka […]

khadiijo

Sawiro:Wasiir Khadiijo oo sagootisay madaxii WFP ee Soomaaliya

25th August 2021 admin 0

Wasiirka  Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka X.F.S ayaa munaasabad sagootin ah u sameeysay madaxii WFP, Cesar Arroyo oo uu waqtiga ka dhammaaday. Munaasabaddii sagootinta Mr […]

bayle

Sawiro:Wasiirka Maaliyada oo kulan laqaatay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

25th August 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr.Cabdirxamaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Kristina Svenson oo ah wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya iyo qaar ka […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes