Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2021

qoorqoor

Qoorqoor oo Gaalkacyo ka dhagax dhigay wado ay maal Galinayso Mudiwga yurub

5th July 2021 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeenta iyo maayorka Magaalada Galkacyo ayaa dhagax dhigay wajiga koowaad mashruuc lagu […]

koonfur

Sawiro:Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen

5th July 2021 admin 0

Doorashada guddonka Guddiga maamulaya doorashada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah ka qabsoontay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, isla markaana ah xarunta […]

geel

Ciidamada Xooga ee ku sugan duleedka Dhusamareeb oo la gudoonsiiyey Xoolo

5th July 2021 admin 0

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ayaa ku wareejiyay deeq xoola nool ah Ciidamada Qalabka sida ee Howlgalada kawada Deegaanada hoos taga Magaalada Dhuusamareeb kuwaa oo guulo kasoo […]

Rooble

Sawiro:Ra’isul Wasaare Rooble oo kulan la qaaray Madaxda Wasaaradda Waxbarashada

5th July 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha & Tacliinta Sare Mudane Eng. Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarshadda Mudane Maxamed Caabi Xasan iyo hawl-wadeeno ka tirsan […]

lafatagareen

Safiirka Sooomaaliya ee Nigeria oo ka Warbixiyey Safarkii laftagareen

5th July 2021 admin 0

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria Jamaal Maxaned Baroow oo f aah-faahin ka bixiyay kulamo uu Madaxweynaha Koofur galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafra-gareen ka […]

deni

Madaxwaynaha Puntland oo Safar Ganacsi ku aaday Nairobi

4th July 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo maalmihii lasoo dhaafay booqasho ku Joogay Kismaayo ayaa safar u gaara ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka […]

doorasho

Sawiro:Guddiga Doorashooyinka oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku xigeen

4th July 2021 admin 0

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal  ayaa maantay doortay Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Soomaaliya, kaasi oo loo doortay Maxamed Xasan Cirro oo u kula tartamay Liibaan Axmed […]

ciidan

Daawo:Ciidamada xoogga dalka oo jab xoogan u geystay Argagixisada Al-shabaab

4th July 2021 admin 0

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee kusugan duleedka Dhuuamareeb ayaa weerar gaadmo ah ku qaadey maleeshiyaad Alshabaab ka tirsan oo xiligaasi ku howlanaayeen in ay miinooyin […]

dabageed

Beledwayn:Yuusuf Dabageed oo gudoomiyey Shir Wasiirada Hirshabeele

4th July 2021 admin 0

Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Yusuf Dabageed) ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada Hirshabelle oo ka qabsoomay Magaalada Beledweyne. […]

shaacir

Daawo:Abwaan Shaacir oo ka Rajo Xumaaday Soomaaliland

4th July 2021 admin 0

Abwaan Yuusuf Cismaan Cabdille (Yuusuf Shaacir) oo kamida Abwaaninta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Soomalind oo kamid noqday Guddiga horumarinta Afka Soomaaliga ee uu Magacaabay Wasiirka […]

dagaal

Dhageyso:Ciidamada HirShabeelle & kuwa Xuud oo ku dagaalamay Baladweyne

4th July 2021 admin 0

Magaalada Baladweyne gaar ahaan Xaafadda Xaawo Taako ayaa xalay waqti dambe ka bilawday dagaal u dhaxeeya Ciidamada Daraawiishta DG Hir-Shabeelle iyo kuwo uu wato Gen. […]

laftagareen

Sawiro:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kusii Jeeda Nigeria ayaa gaaray Itoobiya

3rd July 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaarey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Madaxweynaha Koonfur […]

deni

Deni oo Hotel Nairobi ku Yaala Kala baxay 21.7 Milyan Dolar

3rd July 2021 admin 0

Warbaahinta kenya ayaa waxay Soo daabaceen Hotel layiraahado the Sarova Stanley oo ku yaala Magaalada Nairobi inuu Madaxwaynaha maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ka baxshay […]

Wasiir

Wasiirka Waxbarashada oo magacaabay Guddiga horumarinta Afka Soomaaliga

3rd July 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa magacaabay Guddiga ku meel gaarka ah […]

Dhuumaal

Wasiirka Amniga Jubbaland oo ku dhawaaqay Dagaal ka dhan Alshabaab

3rd July 2021 admin 0

Wasiirka wasaaradda amniga Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan ( Dhuumaal) ayaa sheegay in Jubbaland muddo kooban kaga xorreyn doonto ururka Al-Shabaab deegaannada ay gacanta ku hayaan.

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes