Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2021

axmedmadoobe

Sawiro:Axmed Madoobe oo soo gaaray Muqdisho

26th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wafdiga uu Madaxweynaha hogaaminayay oo kooban labada gole […]

Farmaajo

Sawiro:Madaxda Qaranka oo ka qeyb gashay xuska 26ka June

26th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun ayaa ugu hambalyeeyey dhammaan shacabka Soomaaliyeed Sannad Guurada 61-aad […]

dabageed

Sawro:Baladwayn oo lagu qabtay Xuska 26ka June 

26th June 2021 admin 0

Xuska sanad guurada 61aad ee ka soo wareegatay marka Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ka xoroobeen gumeestihi Ingiriiska ayaa caawa si weyn looga xusay magalada Beledweyne […]

cagjar

Dhageyso:Madaxwayne Mustafa Cagjar oo sheegay inay Doorashadii Dib u dhacday

25th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya Mustafa Muxumed Cumar ayaa ka hadlay doorashooyinka deegaanka Soomaalida ee dib loogu dhigay bisha September, nabad galyada deegaanka Soomaalida Itoobiya.

lafatagareen

Sawiro:Madaxwayne Laftagareen oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

25th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Caasimadda ah ee Dalka. […]

qoorqoor

Daawo:Madaxwayne Qoorqoor oo Saxiixay miisaaniyada Galmudug ee sanadka 2021

25th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Ahmed Abdi Karie ayaa saxiixay miisaaniyada sanadka 2021 oo ay shalay ansixiyeen Baarlamaanka Galmudug.

janan

Dowlada Soomaaliya oo Wasiir janan u Masaafurisay Turkiga

25th June 2021 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa Wasiirkii hore Amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Nuur “Janan “ oo bilo ka hor heshiis lagay Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa loo masaa furiyey […]

dagaal

Ciidanka xoogga oo Dilay labo boqol oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab

25th June 2021 admin 0

Ku-dhawaad 200 oo Dhagar qabayaasha Kooxda Al-shabaab ka tirsan ayaa lagu Dilay howlgallo uu hoggaaminayey Taliyaha Ciidanka Xoogga Gen. Odowaa Yuusuf Raage, Kuwaasi oo ka […]

dubbe

Qaban Qaabadii Xuska maalmaha Xoriyada oo Muqdisho Kasocota

24th June 2021 admin 0

Guddiga Golaha Wasiirada ee qabanqaabinaya Munasabadaha Maalmaha Xorriyada Qaranka ee nagu soo aadan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaann fantasiyada Maalmaha xorriyadda, halkaas oo […]

saynab

Sawiro:Marwada Koowaad ee Dalka oo xariga ka jartay Isbitaal ay ka hirgalisay Hobyo

24th June 2021 admin 0

Marwada koowaad ee dalka Saynab Cabdi Macalim ayaa xariga ka jartay, isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka loogu adeegayo oo laga hirgeliyay degmada Hobyo ee gobolka Mudug, […]

boliis

Sawiro:Taliyaha booliiska oo maanta la kulmay saraakiil ka tirsan Interpol oo Muqdisho yimid

24th June 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefdi ka socda hey’adda booliiska adduunka ee Interpol oo yimid […]

qoorqoor

Madaxwaynaha Galmudug iyo Safiirka Uk oo Qadka Zoomka ku Kulmay

24th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan khadka mareegta ah kula yeeshay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ms Kate Foster. Madaxweynaha […]

muuse

Daawo:Madaxwayne Muuse oo Berbera kusoo dhaweeyey Wafti ka Socda Itoobiya

24th June 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland ayaa la kulmay wefti ballaaran oo uu hoggaamainayo wasiirka maaliyadda dalka Itoobiya Mudane Axmed Shide oo ay wehelinayaan wasiirka gaadiidka Marwo Dagmawit […]

wasiir

Wasiirka Gaashaandhiga oo Tababar usoo xiray shaqaalaha Wasaarada

24th June 2021 admin 0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo wada dar-dargalinta Qorshayaasha iyo Siyaasadaha Hagaya Waaxyaha kala Duwan Ee Wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo taliska Ciidanka Xoogga […]

boosaaso

Sawiro:Markab si sharci darro ah uga Kalluumeysanayay Bari oo la qabtay

24th June 2021 admin 0

Ciidanka Badda ee dowlad Goboleedka Puntland ee PMPF ayaa xeebta degmada Qandala ee gobolka Bari ku qabtay Markab si sharcidaro ah uga Kalluumaysanaysey xeebaha Puntland. […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes