Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2021

Gacaliye

Sawiro:Agaasime Xasan Gacaliye oo lagu soo dhaweeyey Wasaarada Gashaandhiga

3rd June 2021 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliniyo ku simiha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Maxamuud Cali Axmed (Fanax) ahna […]

Rooble

Sawiro:Ra’isul wasaare Rooble oo safar ku tagay Jowhar

3rd June 2021 admin 0

Wefdi uu hogaaminayo, ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, oo maanta tagay magaalada Jowhar, ayaa kormeerey meelaha fatahaadda webiga Shabeele ay saameysay. […]

cumar

Sawiro:Gudoomiye Cumar Filish oo daah furay qorshaha Faya-dhowrka bulshada 

3rd June 2021 admin 0

Munaasabad balaaran oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa lagu daah furey qorshaha Faya-dhowrka Caafimaadka dowladaha hoose ee Xamar, kaas oo ah bixinta adeega guud […]

mucaarad

Gudiga Doorashada la Yaabka Leh (THE REDUCOULS COMMITTEE ELECTION OF SOMALIA) W/Q DHIBLAAWE

3rd June 2021 admin 0

Waxaan arkay liiska gudiga doorashada ee horay loo magacaabay ee mudo shaqeynaayey, islamarkaasna tababarka qaatay una diyaarsan in ay fuliyaan hawsha doorashada,waxaan maqlaayey cabashada kooxda […]

deni

Deni oo Magacyadii uu ugu yeerijiray Farmaajo iyo Rooble Badalay

2nd June 2021 admin 0

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal. Madaxwaynaha Puntland […]

asluub

Daawo:Dagaal Dhexmaray Ilaalada Xasan Sheekh iyo Ciidamada Asluubta

2nd June 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka asluubta Soomaaliyeed Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faah faahin ka bixiyey sababtii keentay in ay isku dhacaan ciidan ka tirsan asluubta iyo ciidan ilaalo u […]

aqalka sare

Akhriso:Cabdi Xaashi oo soo Magacaabay xubnaha Guddiga doorashooyinka

2nd June 2021 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta u gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Gobolada Somaliland. […]

Garbajaaray

Daawo:Gudoomiyaha Gedo oo lagu soo dhaweeyey Garbahaaray

2nd June 2021 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Gedo iyo masuuliyiin kale ayaa soo gaaray Dagmada garbaharey ee xarunta gobolka gedo, waxaa kusoo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha Masuuliyiinta degmada Garbahaaray iyo qabaha […]

Rooble

Daawo:Kulan Lagu Taageerayo Ra’iisalwasaare Rooble oo ka dhacay Muqdisho

2nd June 2021 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay lagu Taageerayo heshiiskii laga gaaray arimaha Doorashada ee u dhaxeeyey Madaxda Maamul goboleedyada & gobolka banaadir iyo Dowlada Soomaaliya kaas […]

WASIIR

Sawiro:Wasiir ku xigeenka cafimaadka Soomaaliya oo gaaray Qardho

2nd June 2021 admin 0

Wafti uu hogaaninayo yyþWasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, sidokalana ay qayb ka yihiin Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo Puntland, ayaa gaaray magaalada […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Xildhibaanadiisa uga mahad celiyay ansixinta Wasiiradda cusub

2nd June 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Golaha Wakiilada Jubaland uga mahad celiyay sida aqlabiyada leh ee ay u meel mariyeen Wasiiradda Cusub ee […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Shaqaalihiisa Gaarka ah u soo magacaabay Gudiga Doorashada

1st June 2021 admin 0

Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubbaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka […]

Xasangacaliye

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Xasan Gacaliye u magacaabay Agaasime

1st June 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Agaasimeyaal cusub u magacaabay wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Caafimaadka. Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS […]

caliciid

Daawo:Shacabka Caabuwaaq oo ka Hadlay Curyaaminta Galmudug ku hayso Balanbal

1st June 2021 admin 0

Shacabka Magalada Caabudwaaq ayaa ka hadlay Xilkaqadistii wasiir waayeel iyo buuqii Madaxda Galmudug ku fureen golaha Deegaanka Dagmada balanballe ee Gobolka Galgaduud.

Rooble

Daawo:Qaabka loo kala saarayo Gudiyada Doorashada ee Cabashada laga Muujiyey

1st June 2021 admin 0

Guddiga Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray xaqiijinta xubnaha cabashada laga qabo ee Guddiyada Doorashooyinka oo soo bandhigay magacyada xubnaha ay cabashada ka muujiyeen […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes