Daawo:Qaabkii Wasiirka arimaha Gudaha galmudug loogu soo dhaweeyey Caabudwaaq

Wasiirka Wasarada Arrimaha Gudaha, Federalka iyo dib uheshiinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac “Cabdi Waayeel” ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq Gobolka Galgaduud.

Soo dhaweynta Wasiir Cabdi waayeel ayaa waxaa ka qayb qaatay dad aad u tira badan sida waxgaradka, Aqoon yahanada, dhalinyarada, haweenka, Maamulka iyo ardayda Jaamacada Ummada faraceeda galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.