Daawo:Maamulka Dhalinyarada Balanbal oo Qalab Xaafiiseed la gudoonsiiyey

wayeel

Wasiirka wasaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisinta Galmudug Mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdiwaayeel)ayaa waxaa uu maanta Agab xaafiiseed gudoonsiiyay maamulka dhalinyarada Degmada Balanballe iyo bahda Ciyaaraha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.