Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

AxmedmAdoobe

Daawo:Jowharkii Jubbada waa Buug Laga Qoray Horjooge Axmed madoobe

24th April 2021 admin 1

Jamaal Ibrahim oo ah wiil dhalinyarro ah ayaa Buug ka qoray wax-qabadka Horjoogaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” Jamaal Ibaarhim ayaa sheegay inaan Cidna […]

mustafe

Sirta iyo Caafimaadka Soonka Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil

24th April 2021 admin 0
Shuute

Eedeysanayaal Loo heysto Dilkii Gudoomiyihii Degmada Hodan ayaa la Horkeenay Maxkamad

24th April 2021 admin 0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa billowday dhageysiga eedeymaha rag loo haysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise Dhagajuun. Marxuum Dhegajuun ayaa Bishii January ee […]

farmaajo

QM oo Soo dhaweeyey Safarkii Madaxwayne Farmaajo ku tagay kongo

24th April 2021 admin 0

Golaha Amaanka QM ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku muujiyay Sida qotada dheer ay uga walaacsan yihiin Heshiis La,aanta siyaasadeed ee kadhex taagan Hogaamiyayaasha Siyaasada […]

james

Dalka Soomaaliya Dadkiisaa Leh W/Q Dhiblaawe

24th April 2021 admin 1

Waa arin u baahan dhamaanteen in aan si dhaw ula socono tilaabooyinka ku wajahan qaran kayaga Soomaaliya ee ay qaadayaan shisheeyaha iyo kuwa u shaqeeya […]

geedi

Shirweynaha xisbiyada Siyaasada ayaa Muqdisho lagu soo Gabagabeeyey

23rd April 2021 admin 0

Shirweynaha xisbiyada Siyaasada ee Doorasho qof iyo Cod ah ayaa lagu soo gabagabeeyey Magaalada Muqdisho kaas oo laga soo saaray qodobo Mahiim ah.

arab

Dalalka Carabta oo loogu baaqay inay taageeraan dowladda Soomaaliya

23rd April 2021 admin 1

Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta Caadil Al Casuumi oo dalalka Carabta ugu baaqay in ay taageeraan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Baarlamaanka Carabta: Waxaan ugu baaqeynaa walaalaha Soomaaliya […]

bashiir

Dhageyso:Culamada Soomaliyeed oo ka digay hurinta Colaada Sokeeye

23rd April 2021 admin 0

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa Shacabka iyo Siyaasiyiinta uga digtay in laga fogaado hurinta Colaad Sokeeye gaar ahaan Magaalada Muqdisho oo ay ku nool yihiin Shacabka […]

caruur

Banaanbixi Cadaalada loogu raadinayay caruur dhawaan la dilay oo dib loo Dhigay

23rd April 2021 admin 0

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid banaanbax balaaran oo todobaadkii hore Culimada Baydhabo ku baaqeen kaas oo lagu dalban lahaa in lasoo de dejiyo […]

Rooble

Ra’iisalwasare Rooble sheegay inay ogyihiin cida ka dambaysay Dhibaatadii Garoonka Muqdisho

23rd April 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shir ku saabsan amniga caasimadda, ayaa faray in tallaabo deg deg ah laga qaado […]

hawiye-gedotimes.com

Warmurtiyadeed Laga Soo Saaray Shirka Taageerada Nabada Beesha Hawiye

22nd April 2021 admin 0

Warmurtiyadeed ayaa Laga Soo Saaray Shirka Taageerada Nabada Beesha Hawiye ee Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho kaas oo ay ka qaybgaleen Masuuliyiin kala duwan, oday dhaqameed, […]

mursal

Midowga Africa ayaa Cambaareeyey go’aankii barlamaanka Soomaaliya

22nd April 2021 admin 2

Golaha nabadda iyo ammaanka midowga Afrika ayaa kulan ay maanta ka yeesheen arrimaha soomaaliya waxaa ay ka soo saareen war-murtiyeed ay ku qeexayaan mowqifkooda doorashada […]

caligeedi

Cali Maxamed Geedi Farmaajo Kursiga waxuu uga tagi karaa Doorasho

22nd April 2021 admin 0

Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka hadlaayey Shirwaynihii Beesha hawiye ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxuu sheegay sida Kaliya ee Madaxwayne […]

mucaawiye

Degmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye Cusub

22nd April 2021 admin 0

Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Xamar Jajab ee […]

elitehotel

Daawo:Mulkiilaha elite oo loo sheegay inuusan isku helay koob qara ah oo 4 dolar jooga iyo inaan dagaal iclaamisid

22nd April 2021 admin 0

Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xassan oo la hadlaya Xildhibaan Cabdullaahi Max’ed Nuur oo ay Soomaalidu u Garan-ogtahay Soddon jirka haysta Soddonka Milyan ayaa waxuu sheegay inaadan […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes