Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2021

Ismaciil

Ismaciil Cumar Geele ayaa markale is dooranaya iyadoo aysan jirin cid la tartamaysa

9th April 2021 admin 0

Dalka Jabuuti, waxaa saaka oo jimco ah ka bilaabatay cod bixinta madaxtinimada Madaxwaynaha waxaana la filayaa in doorto madaxweynaha xilka haya mudane Ismaaciil Cumar Geelle madaama […]

beesha

Beesha Caalamka oo ku baaqday in dib loo bilaabo wadahadaladii dowlada iyo Maamul goboleedyada

8th April 2021 admin 0

Saaxiibada Beesha Caalamka waxay ka welweleen war-saxaafadeedyadii mas’uuliyiinta qaarkood ay shalay la wadaageen bulshada kuna tilmaameen kulankii gogo-xaadhka iyo wadatashiga ahaa ee albaabadu u xidhnaayeen […]

mustafe

Madaxwaynayaasha Soomalida iyo Canfarta oo heshiis Xabad Joojin ku gaaray Addis ababa

8th April 2021 admin 0

Waxaa Magaalada Addis Ababa ee caasumada Dalka itoobiya ka dhacay Shir ay soo qaban qaabisay Wasaarada Nabada ee Dowlada Itoobiya kaas oo ay ka qayb […]

Rooble

Sawiro:Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Amniga, Abaaraha Coronaha

8th April 2021 admin 0

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay amniga, abaaraha iyo saameynta Caafimaad […]

caruur

Daawo:Wasiirada Koonfur Galbeed oo ka qeybgalay aaska Caruur lagu dilay Baydhabo

8th April 2021 admin 0

.Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cadaalada, Xanaanada Xoolaha, Ganacsiga, Warfaafinta iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta ka qeybgalay Xabaalida meydadka labo cunug oo uu dhalay Ex-Xildhibaan Shiikh Aweys […]

Galmudug

Daawo:Galmudug oo ku eedeysay Puntland inay ka shaqeynayso Burburka Soomaliya

8th April 2021 admin 0

Maamulka Galmudug ayaa waxay eedeyn u jeediyeen Puntland iyagoo ku eedeyey inay Puntland ka shaqeynayso sidii dalka ku imaan lahaa guumeyste, Shirka ka socda Xerada […]

Bayle

Sawiro:Wasiir Bayle iyo wasiiro kale oo kormeerey guriga Hooyooyinka Qaranka

8th April 2021 admin 0

Wasiirada Maaliyadda iiyo Howlaha guud ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeerey dib u dhiska ka socda guriga Hooyooyinka Qaranka ee Zaynab Baxsan oo lagu […]

Denimuuse

Daawo:Somaliland oo Sheegtay inay Ujirto Garoowe 19 KM

8th April 2021 admin 0

Maamulka Soomaaliland ee uu hogaamiyo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay u jiraan magaalada Garoowe ee Xarunta maamulka Puntland 19 Kiloomitir mar ay maanta […]

Ismaciil

Ismaaciil Cumar Geele oo Markii 5aad Bari isdooranaya

8th April 2021 admin 0

Dalka Jabuuti Waxaa Bari oo Jimco ah ka dhacaysa Doorasho ay mucaaradka Jabuuti qaadaceen Waxaana markii shanaad tartamaya madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele isagoo sheegay inay […]

abiyaxmed

Ruushka oo taageeraya Isbahaysi ay yeeshaan Soomaaliya Itoobiya iyo Eretria

8th April 2021 admin 0

Danjiraha Ruushka u fadhiya Itoobiya Evgeny Terekhin ayaa sheegay in dalkiisu taageeri doono isbahaysiga saddex geesoodka ah oo ay yeeshaan Soomaaliya, Ethiopia iyo Eritrea si […]

Cumar

Daawo:Cumar filish oo sheegay Deni iyo axmed Madoobe inaysan doorasho rabin

7th April 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu maskaxdiisa lahaa kala qeyb galay […]

deni

Dhageyso:Deni oo ka Warbixiyey Fashilkii Shirka ku yimid

7th April 2021 admin 0

Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faah-faahin ka bixiyey shirkii madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Muqdisho oo natiijo la’aan kusoo idlaaday.

wasiir

Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo eed u jeediyey Wasiir Dubbe

7th April 2021 admin 0

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa waxay ka hadleen Warsaxaafaeedkii uu qabtay Wasiirka wasaarada warfaafinta dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe kaas oo ku […]

deni

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Deni iyo Axmed Madoobe Doorasho marabaan

7th April 2021 admin 0

Shirkii u dhexeeyay Madaxda dowladda Federaalka, kuwa dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee Maanta dib uga furmay xerada ciidanka Cirka ee Afisyooni ayaa kusoo […]

asluub

Daawo:Taliye Shube oo Kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Asluubta

7th April 2021 admin 0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo taliye xigeenka Ciidanka ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Taliska guud ee Ciidanka Asluubta, iyagoo u […]

Posts pagination

« 1 … 10 11 12 … 14 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes