Daawo:Ra’iisalwasaare Rooble oo ka Farxiyey Odayaasha Habar Gidir

Rooble

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Odayaasha Habar gidir ayaa waxuu sheegay dowlada inaysan weerar ku ahayn Shiirkole iyo Saadiq, Shacabkana waxuu ugu baaqay inay isdajiyaan.

Odayaasha Dhaqanka Habargidir ayaa soo dhaweeyey balanqaadka Ra’iisalwasaare Rooble ee ah inaan dowlada wax weerara ku qaadayn Shiirkole , waxayna Shacbka Muqdisho ugu baaqeen in lays dajiyo oo Amniga laga shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.