Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

ciidan

Sawiro:Dowladda Faderaalka ayaa gadiid iyo Ciidamo ka dajisay Gobolka Gedo

19th March 2021 admin 0

Dowlada Fadaraalka Somaliya ayaa Ciidamo aad u hubaysan Iyo Gadiidkooda waxay Ka Soo Degajisay Garoonka Diyaaradaha ee Degmada Dolow ee gobolka Gedo. Ciidamadaan sida gaarka […]

Mursal

Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya oo ka tacsiyeeyey Geeridii Malaaq Xasan

19th March 2021 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan […]

waayeel

Wasiiro Ka Tirsan Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Wardheer ee DDS

19th March 2021 admin 0

Waxaa lagu soo dhaweeyay Degmada Wardheer ee xarunta gobolka Doollo, wafdi ka socday dowlad goboleedka Gal-mudug ee Soomaaliya, Waftigan ayaa ka kooban Xubno Wasiiro sida […]

mucaarad

Muxuu Ka dhigan yahay go’aanka kooxda Xaraash qaran ee labaxay badbaado Qaran? W/Q dhiblaawe

19th March 2021 admin 0

Waxaan jeclaan lahaa in walaala hayga Soomaalida ah aan marka hore la wadaago in magaca dhegahayaga ku batay ee kooxda isku magacawday musharaxiinta uu yahay […]

Qoorqoor

Madaxwayne Qoorqoor safiirka Midawga Afrika Amb Francisco Madera

19th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Midawga Afrika ahna madaxa AMISOM Amb Francisco Madera, Madaxweynaha iyo safiirka ayaa ka […]

farmaajo

Madaxwayne farmaajo oo ka tacsiyeey Geeradii Malaaq Xasan Cumar Xasan

18th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada iyo Dowlad Goboleedka Koonfur […]

wasiir

Wasiir Dubbee oo sheegay shirkii Dowlada iyo Maamul goboleedyada inuu dhacayo dhawaan

18th March 2021 admin 0

Guddoomiyaha Guddiga Farsamada ee arrimaha Doorashooyinka, ahna Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in maanta uu furmay shirkii Guddida Farsamada […]

sharif

Shariif sheekh axmed ayaa ka hadlay Madasha Xalane looga Dhawaaqay

18th March 2021 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo Maanta ka qayb galay Madasha Badbaado qaran ee looga dhawaaqay Gudaha xerada Xalane taas oo ay ku […]

axmedmadoobe

Daawo:Axmed Madoobe oo Dowlada ka gar helay kadib markii ay Salaantii ka joojiyeen

18th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka qeyb galay shirka madasha Badbaadada Qaranka oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku midaysan yihiin […]

Doorasho

Sawiro:Shirka guddiga farsamada arrimaha doorashooyinka oo ka furmay Muqdisho

18th March 2021 admin 0

Shirkii guddiga Farsamada arrimaha doorashooyinka ee Dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay hoteelka Decale ee magaalada Muqdisho. Shirkan oo noqonaya […]

Axmedmadoobe

Axmed Madoobe ayaa ka tacsiyeeyey Xildhibaan Kismaayo Corone ugu geeriyooday

18th March 2021 admin 0

Allaha unaxariistee Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish oo ka tirsanaa Baarlamaanka Jubbuland ayaa Maanta xanuunka Coronavirus ugu geeriyooday magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geeridii Madaxwaynaha Tanzania

18th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiranyo leh u diray shacabka iyo dowladda dalka Tansaaniya geerida ku timid Madaxweynihii dalkaas Mudane […]

ciidan

Daawo:Taliayaha qaybta 21aad ayaa booqday Xerada Tababarka Harqaboobe

18th March 2021 admin 0

Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Jeneraal Maxamed Cadoow Cali “Sanka” ayaa Xerada tababarka Har-qaboobe ku booqdey dufcadii Koowaad ee carbis milatary ku qaadatay dugsigaan […]

Tanzania

Madaxwaynihii Dalka Tanzaaniya oo Geeriyooday

17th March 2021 admin 0

Madaxweynihii dalka Tanzania John Magufuli, ayaa caawa geeriyooday sida ay Telelfishinka ka sheegtay Madaxweyne ku xigeenka Dalkaas Samia Sulhu Hassan. Madaxweynaha Tanzania ayaa mudo afar […]

cagjar

Madaxwayne Mustafe Cagjar oo shirgudoomiyey Shir looga hadlaayey arrimaha amniga

17th March 2021 admin 0

Kulankan oo kadhacay hoolka shirarka ee Garaad Maxamed Dool ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiinta hay’adaha Amniga Deegaanka iyo kuwa fadaraalka ee kahowlagala guddaha Deegaanka Somaalida, […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes