Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

wasiir

Dowlada Soomaliya oo Ugu Baaqday bulshada in Talaalka Coronaha la qaato

21st March 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Obokor Dubbe ayaa qaatay Talaalka Coronaha waxaana uu bulshada ay ugu horreeyaan dadka Da’da ah, Macalimiinta iyo shaqaalaha […]

deni

Madaxwayne Deni oo sheegay in Farmaajo afarta dhinac ka dhigay ciidamada Gorgor iyo Haramcad

21st March 2021 admin 0

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillahi Deni ayaa sheegay in aanay war u heyn shirka berito la sheegay inuu ka furmayo teendho ku taalla garoonka ciidamada cirka […]

beesha

Akhriso:Beesha Caalamka oo war kasoo saartay Shirka bari ka furmaya Muqdisho

21st March 2021 admin 0

Saaxiibada Caalamka waxay soo dhaweynayaan imaatinka kaqeybgalayaasha shir madaxeedka Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Hogaamiyaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka, kaas oo lagu qaban doono […]

guudlaawe

Madaxwaynaha Hirshabeele oo kulan laqaatay James Swan

21st March 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo Muqdisho kulan kula qaatay wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Ambasador Jemes Swan. ayaa […]

corornavirus

Dhageyso:Xildhibaan sheegay Dad badan inay Caabudwaaq ugu dhinteen Corone

21st March 2021 admin 0

Wararka ka imaanaya magaalada CaabudWaaq ee maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in ay dad ugu dhinteen xanuun loo malaynayo in uu yahay Corona Virus, Madaama […]

laftagareen

Sawirro:Madaxweyne Laftagareen oo lagu soo dhaweeyey Magaalda Muqdisho

21st March 2021 admin 0

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoona siweyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Lafta-gareen oo maalmihii […]

puntland

Akhriso:Maamulka Puntland Oo Ka Tacsiyaysay Libaaxyo Lagu Laayay Dalka Uganda

20th March 2021 admin 0

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Maamul goboleedka soomaaliyeed ee Puntland, ayaa loogu tacsiyaysay Geerida lix libaax oo lagu dilay Gudaha Dalka […]

wasiir

Wasiir Dube oo sheegay shirka Dowlada iyo Maamul Goboleedyada Afisyoone ayuu ka dhacayaa

20th March 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in dowladdu ay ka go’antahay qabashada doorsaho xor iyo xalaal […]

calan

Arinkii ku Garab Mara Orod laguma gaaro Intuu kula Gudboon yahay Inaad Garato Weeyaan

20th March 2021 admin 0

DADKA SOOMAALIDA WAX BADAN AYAA TALADU SEEGTAY OO AY DANTA GUUD DAYACEEN IYAGA OO BEENTA U HIILLIYEY, RUNTANA KA HIILLIYEY AMA XAQA KA HIILLIYEY BAADDILKANA […]

samatar

Jaaliyada GalJubba ee UK oo ka Tacsiyeysey Geeradii Allaha Unaxariistee Dr Saacid Maxamed Samatar

20th March 2021 admin 0

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee UK dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka,Gabdhaha iyo Dhalinyarada ayaa ka tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha […]

coronavirus

Cudurka Karonaha oo dad ugu dhinteen Caabudwaaq iyoTaxadar la’aan kajirta

20th March 2021 admin 0

Ayadoo Cudurka coronaha uu mar kale si wayn ugu soo laba kacleeyey Soomaaliya oo kiisaska cudurkaasi ay marba marka ka sii dambaysa sii badanayaan ayaa […]

Axmedmadoobe

Akhriso:Maamulka Axmed Madoobe oo War Kasoo Saartay Ciidanka Cusub ee La Geeyay Gedo

20th March 2021 admin 0

Maamulka Axmed Madoobe ayaa War kasoo saaray Ciidamo, Hub iyo gaadiid dagaal oo shalay dowladda Federaaka Soomaaliya ka dejisay degmada Doolow ee Gobolka Gedo kuwaas […]

Xaalada abaareed oo ka taagan deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug

20th March 2021 admin 0

Deegaanka Bacaadweyne oo mudooyinkii u danbeeyayba ay ka jireen colaado  sokeeya iyo dagaalo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo maleeshiyada argagixisada al shabaab, oo halkaasi jab […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo Shir ugu Baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Banaadir

19th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha doorashooyinka ee udhexeeyey Dowladda […]

Bayle

Sawiro:Wasiir Bayle oo kulan muhiim ah la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya

19th March 2021 admin 0

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga shir muhiim ah kula yeeshay Safiirka cusub ee Dowladda UK ee […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes