Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

farmaajo

Daawo:Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka oo warbixin laga dhagaystay

23rd March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir […]

odawaa

Sawiro:Wasiirka difaaca Taliyaaniga oo maanta soo gaaray Muqdisho

23rd March 2021 admin 0

Wasiirka gaashaandhigga Talyaaniga, Guerrini Lorenzo, ayaa soo gaaray maanta magaalada Muqdisho, waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin dowladda Soomaaliya ka tirsan […]

safiirusa

Yamamoto Oo Madaxwayne Farmaajo iyo Maamul Goboleedyada Ka dalbaday Shir loo dhan yahay

23rd March 2021 admin 0

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Goor dhow War cusub kasoo saartay Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee la filayo inuu si rasmi […]

sanka

Sawiro:Taliyaha Qaybta 21-aad oo kormeeray ciidamo tababar ku qaadanaya Dugsiga Aruuris ee deegaanka Xananbuurre

23rd March 2021 admin 0

Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xooggga Gen Maxamed Cadoow Cali “Sanka” oo ay Wehliyaan Saraakiil Ciidan oo uu ka mid yahay G/le Sare Cabdulahi Maxamed […]

eratria

Midowga Yurub oo Cunaqabatayn saaray Eritrea

23rd March 2021 admin 0

Dalka Eritrea ayaa cambaareyey waxay ay ku tilmaantay go’aanka ‘bahdilka ah’ kadib markii Midowga Yurub uu cunaqabateyn kusoo rogay xafiiska amniga u qaabilsan dalkaas arrimo […]

waayeel

Galmudug oo Dhuusamareeb ka daahfurtay Tababar ku saabsan Nabada iyo isdhexgalka bulshada

23rd March 2021 admin 0

Wasiirka wasaarrada Arimaha Gudaha fadaraalka iyo Dib u Heshiisinta galmudug cabdi maxamed jaamac (waayeel) ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka daahfurtay Tababar ku saabsan Wacyi galinta Nabada […]

jamesswan

James Swan Yamamoto iyo Arimaha Soomaaliya! W/Q Jimcaale

22nd March 2021 admin 1

Waxaa muuqda khataro farabadan ee ku gadaaman arimaha Soomaliya,welwel aad ah ayey leedahay, waa mid xambaarsan murgo aan yarayn, haddii ay jirto damiir u damqanaaya […]

ugaas

Daawo:Dowlada Soomaaliya ayaa Daawo & Qalabka Cornaha geysay Magalada Caabudwaaq

22nd March 2021 admin 0

Gargarkii ugu horeyay ee loogu tagalay in lagu daaweeyo dadka uu soo ritay Coranaha oo iskugu jira daawo iyo qalabka neefsiinta kana yimada Wasarada Cafimadka […]

hormuud

Daawo:Abaaraha gobolka Gedo oo 50,000 Doolar loogu deeqay

22nd March 2021 admin 0

Hormuud Foundation ayaa lacag dhan Kon Kun oo doolaar “50,000” ugu deeqday abaaraha ka taagan Gobolka Gedo, waxay lacagtaas ku wareejiyey Hay’ada Alraxma Foundation si […]

Bayle

Sawiro:Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka oo saxiixday heshiis ganacsiga lagu horumarinayo

22nd March 2021 admin 0

Xukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixday hey’adda maalgashiga iyo ganacsiga ee IFC oo kamid ah Bankiga Adduunka, sida uu sheegay wasiirka maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale […]

deni

Daawo:Wasiir Dube oo Axmed madoobe iyo Deni ugu baaqay inay shirka kasoo qayb galaan

22nd March 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta XFS Cismaan Abokor Dubbe ayaa sheegay in shirka wadatashiga doorashooyinka uu rasmi ahaan furan yahay isla markaana laga doonayo madaxda ka maqan inay […]

sayid

Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo kulan laqaatay wafti kasocda Qaramada Midoobay

22nd March 2021 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka 1-Aad ee dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa aqalka madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayo ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada […]

deeqajaamac

Boliiska Ingiriiska oo baafinaya Gabar soomali ah oo la yiraahdo Deeqo Jaamac

22nd March 2021 admin 0

Boliiska dalka Boqortooyada Ingiriiska gaar ahaan kuwa Midland ayaa waxay baafinayaan Gabar Soomaali ah oo la yiraahdo Deeqa Jaamac oo daganayd Magaalda Birmingham ee dalka […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo qaar kamida maamul goboleedyada oo Afisyoone soo gaaray

22nd March 2021 admin 0

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir ayaa Goor dhow kulan hordhac ah ku yeeshay xerada […]

amisom

Akhriso:Amison oo Balanqaaday Amniga Shirka u dhaxeeya Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

21st March 2021 admin 0

War Qoraal ah oo kasoo Baxay Midowga hawgalka Africa ee Soomaaliya loona yaqaano Amisom ayaa lagu sheegay inay sugayaan amniga shirka looga hadlaayo arimaha doorashada […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes