Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

boliis

Sawiro:Taliyaha booliiska iyo danjiraha UK oo ka wadahadlay arrimaha doorashooyinka

26th March 2021 admin 0

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed, sareeyo gaas Cabdi Xasan Xijaar, iyo danjiraha UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa ka wadahadlay sugidda amniga doorashooyinka oo ciidanka booliiska […]

china

Alhriso:Shiinaha oo taageeray mowqofka Dowladda Federaalka Soomaaliya

25th March 2021 admin 0

Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali karin fara-gelin shisheeye. […]

deni

Puntland oo Bananbixii ka dhacay Dhahar ku eedeysay Dowlada Federaalka ah

25th March 2021 admin 0

Maamulka Puntland ayaa waxuu ka hadlay bananbax shalay ka dhacay Magaalada Dhahar kaas oo dad shacaba oo taageerayey Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya kana soo […]

janan

Wasiir Janan oo kasoo Muuqday geedka Cambaha ee Degmada Doolow

25th March 2021 admin 0

Wasirkii Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan ee dhawaan Axmed Madoobe xilka ka qaaday kadib markii uu heshiis la galay Dowlada soomaaliya ayaa kasoo muuqday isagoo hoos […]

ugaasmaxamed

Waxgarad kasoo kala jeeda Magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale oo heshiis kala dhex dhigay Beelo

25th March 2021 admin 0

Shir looga hadlayo sidii heshiis looga gaari lahaa muran kadhashey barkado kaasi oo udhaxeeyay Beelaha daga Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ka furmay Laandheer, Waxaana Shirkaan […]

biixi

Daawo:Taliska AMISOM ayaa amniga Afgooye ku wareejiyay ciidanka Qaranka Soomaaliya

25th March 2021 admin 0

Munaasabad kooban oo lagu qabtay degmada afgooye ayaa taliska ciidamadda amisom ku wareejiyey masuuliyada taliskii degmada afgooye,munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay taliyaha ciidanka dhulka […]

farmaajo

Shirka Golaha Wadatshiga Qaran oo looga hadlayo amniga doorashooyinka

25th March 2021 admin 0

Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee dhammeystirka Doorashooyinka dalka oo soo bilaabmay maalintii isniintii ayaa maanta oo khamiis ah galaya maalintii Afraad, waxay madaxdu shalay ka […]

shabab

Muqdisho:Hoobiyaal ay soo tuureen shabab oo qasaaro ka soo gaareen dad shacaba

25th March 2021 admin 0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Tiro Hoobiyaal Saaka lagu garaacay xaafad u dhow xarunta Xalane ee ay degan yihiin Beesha calaamka waxaana ka dhashay […]

deni

Dowlada Soomaliya oo cambaareysay weerarkii Deni ku qaaday Shacabka Dhahar

24th March 2021 admin 0

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay talaabadii ay ciidanka Puntland rasaas ugu fureen qaar kamid ah bulshada magaalada Dhahar oo dhigaayey bananbax ay ku taageerayaan Dowlada […]

janan

Daawo:Wasiir Janan oo ka hadlay Soo dhaweynta loogu sameeyey baladxaawo

24th March 2021 admin 0

Wasiirkii amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan ayaa ka hadlay heshiiska uu la gaaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sabahaha keenay in xiligaan inuu iskaga […]

wasiir

Dowladda Soomaaliya oo Diginiin u dirtay safiirada iyo faragelinta ku haya arrimaha Soomaaliya

24th March 2021 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abokar Dubbe ayaa ku adkeeyey Danjireyaasha ka howl-gala dalkeenna ilaalinta madaxbannaanida iyo qarannimada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed. Wasiirka […]

degan

Taliska Siciid Deni ayaa Jir dil u gaystay Gabar Dambi Baare ka ah Garoowe

24th March 2021 admin 0

Magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa Deggan Mohammad oo ah Gabar baare ah oo ka tirsan hay’ adda booliska puntland una qaabilsan dambi baarista […]

uhuru

Kenya oo ka xun Tagista Wasiir janan ayaa dalbatay Xirada Xeryaha Kaakumo iyo Dhadhaab

24th March 2021 admin 0

Dowlada Kenya ayaa 14 maalmood u qabatay ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR si ay ula timaaddo qorshe lagu xirayo xeryaha qaxootiga […]

Janaan

Axmed Madoobe oo ku sugan Xalane ayaa Xilka ka qaaday Wasiir Janan

24th March 2021 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii amniga Maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Axmed […]

gudigabaydhabo

Akhriso:Qodobadii Ay Isku Af-Garteen Guddigii Farsamada dowlada iyo Maamul Goboleedyada ee Baydhabo

23rd March 2021 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ayaa soo bandhigtay Qodobadii ay isku raaceen Guddigii Farsamada ee dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ee 15-16 Febraayo ku shiray Magaalada […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes