Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2021

cumarfilish

Daawo:Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta 3 Caruur ah wadanka dibadiisa Caafimaad ugu qaaday

13th March 2021 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa maanta garoonka diyaarada Aadan Cade ee muqdisho ka sagootiyay 3 Caruur ah oo […]

sanka

Sawiro:Taliyaha Qeybta 21-aad ayaa kormeeray Ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Al Shabaab

13th March 2021 admin 0

Taliyaha Qaybta 21-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka General Maxamed Cadoow Cali “Sanka” oo kormeer shaqo kumaraya fariisimaha Ciidamada ayaa kormeer Ku tegay Dugsiga Har-qaboobe […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo kulan Tacsi ah la qaatay Qoyskii iyo eheladii Cali Mahdi

12th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ubadka, qoyska iyo qaraabada Madaxweynihii Hore ee Dalka Marxuum Cali Mahdi […]

cabdimaalik

Daawo:Shan iyo toban kun oo doolar ($15000) oo la gudoonsiinay maxbuuskii 20ka sandood ku xirnaa Hargeysa

12th March 2021 admin 0

Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa maanta oo Jimco ah ayaa waxuu Lacag dhan 15000 Doolaar Gudoonsiiyey Maxamed Gatemse oo Xabsiga dhexe ee magaalada Hargaysa […]

daawo

Daawo:Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya iyo WHO oo Galmudug gaarsiiyay agabka ka hortaga Covid19

12th March 2021 admin 0

Wasaaradda caafimaadka Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya iyo hey’adda WHO ayaa Wasaarada Caafimaadka Maamulka Galmudug ku wareejisay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga hor […]

farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay salaadda janaazada Cali Mahdi

12th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed […]

calimahdi

Daawo:Cali Mahdi oo u geeriyooday Cudurka Coronaha

11th March 2021 admin 0

Allaha Unaxarariistee  madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed ayaa shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Will uu dhalay Cali […]

deni

Shaki Soo kala dhex galay Deni iyo Bulshada Bari oo kalifay in lakala diro Golihii Deegaanka Boosaaso

11th March 2021 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11 ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda […]

mahdi

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay kaaliyaha sare ee Maxkamadda Cadaaladda Adduunka

11th March 2021 admin 0

Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 11-ka Maarso, ergeda Soomaaliya uga qayb galeysa Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee uu hoggaaminayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka […]

Bayle

Wasiirk Bayle oo ka warbixiyey Dayn uu Talyaaniga ka cafiyey Soomaaliya

11th March 2021 admin 0

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyley ayaa maanta magaalada Muqdisho kula saxiixday danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya Alberto Vecchi heshiis ku saabsan geedi socodka deyn […]

calimahdi

Video+Sawiro:Meydka Cali Mahdi oo beri la keeni doono Muqdisho

11th March 2021 admin 0

Guddiga ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble u xil saaray aaska Allah u naxariitee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed, ayaa sheegay […]

Xananbuure

Daawo:Kulan lagu Heshiisiinayo Cayr iyo saleebaan oo ka dhacay Dhuusamareeb

11th March 2021 admin 0

Wasaradda arrimaha gudaha galmudug ayaa daah furtay shirka dib u heshiisiinta beelaha walalaha ah ee cayr iyo saleban Caasimada Galmudug Dhusamareb shirkaan ayaa socon doona […]

axmedmadoobe

Axmed madoobe iyo Safiirka maraykanka oo ku kulmay konteeran ku yaala Xalane

11th March 2021 admin 0

Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa ka wadahadlay  arrimaha doorashada iyo sidii caqabadaha ka jira meesha looga saari lahaa […]

farmaajo

Daawo:Madaxwayne farmaajo oo ka hadlay Geeridii Cali Mahdi

10th March 2021 admin 0

Madaxwyanaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo ayaa waxuu ka hadlay Geeridii Allaha Unaxariisto Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Cali mahdi oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka […]

Rooble

Rooble oo Magacaabay Gudi loo xirsaaray aaska Cali mahdi

10th March 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee […]

Posts pagination

« 1 … 9 10 11 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes