Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2021

rusheeye

Akhriso:Puntland oo Shiiq Rusheeye Shaqadii ka Joojisey

4th January 2021 admin 0

Warqad qoraala oo kasoo baxday maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa lagu amray Shiikh Cabdullxaaq Rusheeye iyo gaadiidkiisa oo shalay gaaray Galkacayo inay joojiyaan hawlaha […]

wasiir

Daawo:Wasiirka amniga ayaa kulan la qaatay guddiga arrimaha gudaha iyo amniga

4th January 2021 admin 0

Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa waxay kula kulmeen Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xasan Xundubeey […]

qoorqoor

Daawo:QoorQoor oo Muqdisho yimid sidii loo Xalin lahaa Qilaafka Doorashada

4th January 2021 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi uu hoggaaminayay madaxweynaha Galmudud Axmed Cabdi Kaariye QooorQoor isagoo kasoo duulay Magaalada Garoowe […]

Kilwa

Punsaa iyo Nusoj ayaa Puntland ka Codsaday inay Siidayso Wariye Kilwa

4th January 2021 admin 0

Daladda Ururada aan Dawliga ahayn ee Puntland oo magaceeda loosoo gaabiyo PUNSAA ayaa codkeeda ku biirisay Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed National Union of Somali Journalists […]

farmaajo

Daawo:Dowlada oo laga dalbaday kuraasta xildhibanada Jubbaland in lagu doorto Muqdisho

3rd January 2021 admin 0

Waxgarad Siyaasiyiin iyo aqoon yahano Kasoo Jeedo Jubbaland ayaa Dowlada Soomaaliya Ka dalbaday In Xildhibaanada labada aqal ee Laga Soo Doran Lahaa Jubaland Doorashadooda Lagu […]

guudlaawe

Sawiro:Guudlaawe oo gudooomiyey shirkii wasiirada Hirshabeelle

3rd January 2021 admin 0

Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa shirka Golaha Wasiirada ee maanta warbixino uga dhageystay Siihayayaasha Wasiirada Wasaaradaha Qorsheynta, Dib u heshiisiinta iyo Amniga. Wasaarada Amniga ayaa […]

ciidan21

Daawo:Ciidamada Xooga oo soo qabtay qaar kamida Ragii Saraakiisha Ciidanka ku laayey Galgaduud

3rd January 2021 admin 0

Ciidama xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka sameeyeen ayaa gacanta ku dhigey Koox rag ah oo lala xiriiriyay in ay lug ku lahaayeen fal […]

rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Xarunta Ciidanka Danab ee Balli-doogle

3rd January 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar shaqo oo lagu dhiirigelinayo ciidanka Xoogga dalka ku tagey Balli-doogle oo ka tirsan […]

Diyaarad

Dowlada Soomaaliya oo mamnuucday hubka lala galo Garoonka Diyaradaha Muqdisho

3rd January 2021 admin 0

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la joojiyay hubka lala galayo gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda amniga ayaa arrintan […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo isbitaalka ku booqday dhaawacyada shaqaalaha dhismaha wadada Muqdisho iyo Afgooye

3rd January 2021 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa  isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday dhaawacyada howlwadeennadii ka shaqeynayay dhismaha waddada isku xirta Muqdisho […]

qoorqoor

Daawo:Qoorqoor oo ku baaqay in la fuliyo heshiikii doorashada ee 17 Sebtember

2nd January 2021 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Madasha Aragti-wadaag ee Machadka Heritage ayaa u mahadceliyay shacabka iyo madaxda Puntland […]

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo cambaareyn u jeediyey Alshabaab

2nd January 2021 admin 0

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay kana tacsiyeysay falkii argagixisadu ku beegsadeen muwaadiniin Soomaali iyo Turki ah oo ka shaqeynayay dhismaha waddada xiriirisa […]

deni

Deni oo ku baaqay Shir ay iskugu yimaadeen Dowlada iyo maamul goboleedyada

2nd January 2021 admin 0

Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlayey gaba-gabada madasha Aragti Wadaagga Heritage oo Garoowe lagu soo afmeeray ayaa soo jeediyey in […]

turkey

Turkiga oo Qirtay In Qaraxii ka dhacay Muqdisho uu qasaaro ka soo gaaray

2nd January 2021 admin 0

Dowladda Turkiga ayaa si kulul Cambaareysay Qarax is-miidaamin ah oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Lafoole, kaasi oo gaystay qasaaro isugu jira […]

mahdi

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay qondada Haweenka lama taantaan tahay

2nd January 2021 admin 0

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay sidii haweenka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen […]

Posts pagination

« 1 … 13 14 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes