Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

ciidan

Sawiro:Dowlada Soomaliya oo Ciidan tobabar ugu dirtay Turkiga

15th December 2020 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Muqdisho ka Sagootiyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo tababar ku soo qaadan […]

farmaajo

Daawo:Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay Kenya

14th December 2020 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duuleysa madaxbannaanideeda qarannimo ee uu dammaanad qaadayo xeerka iyo qaanuunka caalamiga ah, gudanaysana waajibka dastuuriga ah ee ka saaran […]

waayeel

Daawo:Galmudug oo Shaacisay in La qabtay ragii dilay Saraakiisha Ciidamada xoga

14th December 2020 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac “Cabdi Wayeel” ayaa ka warbixiyey howl gallada lagu soo qabanayo kooxdii ka dambeysay falkii Argagaxiso ee dhowaan lagu […]

rooble

Sawiro:Ra’iisalwasaare Rooble oo si diiran loogu soo dhaweeyey Dhuusamareb

14th December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen […]

rooble

Daawo:Deni oo Ra’iisalwasaare Rooble ka sagootiyey Garoowe

14th December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka duulay Garowe isagoo ku sii jeeda Magaalada Samareeb ee xarunta Dowlad-Goboleedka […]

muuse

Muuse Biixi oo Nairobi kula kulmay Madaxwaynaha kenya

14th December 2020 admin 0

Madaxweynaha dalka Kenya mudane Uhuru kenyatta ayaa maanta aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi ku marti-qaaday weftigii ka socday Maamulka Somaliland ee uu hoggaaminayey madaxweyne Muuse […]

uhuru

Dowlada Soomaaliya oo Dacwad ka gudbisay Kenya

14th December 2020 admin 0

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay kula kacday madaxbanaanida jamhuriyadda federaalka […]

farmaajo

Sawiro:Madaxwayne farmaajo oo casho sharaf usameeyey Xildhibanada galmudug

13th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf ku maamuusay Xildhibaannada iyo Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug. Casho sharaftan oo ku qabsoomtay […]

doorasho

Daawo:Guddiyada doorashooyinka Maamul goboleed oo tababar loogu soo xiray

13th December 2020 admin 0

Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimada soomaliya lagu soo gabagabeeyey Toobabar loo furay Guddiyada doorashooyinka Qaran ee heer Maamul goboleed oo baryihii dambe Tobabar Muqdisho uga […]

haweendhusamareeb

Sawiro:Haweenka Magalada Dhuusamareeb oo ka tacsiyeeyey Askartii lagu dilay Galgaduud

13th December 2020 admin 0

Kulankan ay soo agaasimeen haweenka magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa loo gu tacsiyeeyay falkii foosha xumaa ee todobaadkii hore lagu dilay saraakiishiil ka tirsanaa […]

luqmaan

Sawiro:Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

13th December 2020 admin 0

Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka hirshabelle Dr-Cabdixakiim luqmaan oo soo gaaray maanta magaalada Muqdisho tan iyo markii loo doortay xilka guddoomiyaha golaha wakiilada ayaa waxaa si […]

muusebiixi

Muuse Biixi oo Uhuru kala hadlaya sidii jaadka loo keeni lahaa Somaliland

13th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi oo ay oga billaabatay booqasho Maalmo ah. Madaxwaynaha Maamulka soomaliland iyo madaxwaynaha Dalka […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo Garoowe kula kulmay Bulshada Rayidka iyo Isimmadda Dhaqanka Puntland

13th December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo  magaalada Garowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka Puntland ayaa uga waramay xaaladda […]

qoorqoor

Sawiro:Qoor Qoor oo kulan sagootin ah usameeyay kooxda kubadda cagta Galmudug

13th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa kulan sagootin ah ugu sameeyey xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb xulka kubadda cagta Galmudug oo dhawaan ka […]

cwnin

Caabudwaaq:Nin Dil ka gaystay Digix oo lagu wareejiyey Beeshii uu ninka kadilay

13th December 2020 admin 0

Odayaasha Beesha Reer Dalal ayaa maanta Degmada Caabudwaaq ugu wareejisay walaalahooda Reer Beesha Siyaad Xuseen Maxamed Cabdullaahi Xassan Barre (Gasle) oo uu ku dhintay Marxuun […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes