Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

ciidangedotimes.com

Sawiro:Ciidamadii lageeyey Gedo oo loo qaybiyey hub iyo sanaad Milatari

23rd December 2020 admin 0

Ciidamadii ka tirsanaa Xoogaa dalka Soomaliyeed ee Diyaaradaha lagu geeyey Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa loo qaybiyey hub iyo Sanaad Milatari. Ciidamadaan Dowlada […]

Ismaciil

Dhageyso:Ismaaciil Cumar geele oo shaaciyey inuu yahay musharax Madaxwayne

22nd December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shaaciyey inuu ka qayb geli doono dooarshada madaxtinnio ee dalkaasi ka dhacaysa bisha April ee 2021. Madaxweyne Geella ayaa […]

karaash

Sawiro:Karaash oo xariga ka jaray Dhismaha wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo

22nd December 2020 admin 0

Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland ayaa bogaadiyey shaqada ay qabteen Wasaaradda Howlaha Guud, Guddigii ka shaqeynayay dhismaha waddada iyo guud ahaan dadweynaha reer Puntland oo […]

cumar

Sawiro:Cumar Filish oo xariga ka jaray sheybaar lagu hubinayo tayada qalabka dhismaha

22nd December 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxmuud Maxmed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray  Sheybaar lagu hubinayo tayada  qalabka  dhismaha. Hubinta sheybaarka […]

Janan

Daawo:Shacabka Mandera kenya oo Janan iyo Ciidankiisa u qabtay 48 inay uga Guraan Mandera

22nd December 2020 admin 0

Culimada, Waxgaradka, haweenka Iyo dhalinyarada Mandera ayaa maanta ku bananbaxay xafiiska Gudoomiyaha dhanka amaanka ismaamulka mandera iyagoo Wasiirka Amniga Jubbaland u qabtay 48 inuu uga […]

mandera

Banaanbax ka dhana Ciidamada Axmed madoobe iyo Janan oo ka dhacay Mandera kenya

22nd December 2020 admin 0

Magaalada Mandera ee Dalka Kenya ayaa waxaa Maanta ka dhacay bananbax looga soo horjeedo Maleeshiyaadka axmed Madoobe iyo wasiirka arimaha Gudaha Jubbaland Cabdirishiid Janan ku […]

bayle

Wasiir Bayle oo kulan la qaatay wasiirka maaliyada Dalka Turkiga

22nd December 2020 admin 0

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo la kulmay dhigiisa turkiga lütfi elvan, ayaa waxaa kulanka diirada lagu saaray xoojinta xiriirka dhaqaale ee labada […]

cwraashin

Daawo:Ciidamada Xooga Dalka ee ku sugan Caabudwaaq oo xoolo nool iyo raashin la gaarsiiyey

21st December 2020 admin 0

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee kujira xarada 34aad ee Galbeedka magaalada Caabudwaaq ayaa maantay la gaarsiiyay deeq Raashin ah iyo Hal neef oo Geel ah […]

Rooble

Ra’iisalwasaare rooble oo Muqdisho kusoo laabtay

21st December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Muqdisho, ka dib safar shaqo oo 11 cisho qaatay oo uu ku tagay Puntland […]

muusebiixi

Akhriso:Warbaahinta malaawi oo qortay Muuse Biixi inuu lacag siiyey wasiir arimaha dibada Maalawi

21st December 2020 admin 0

19 December ay hayd markii Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi uu xafiiska ku qaabilay wefti uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Malawi, Eisenhower […]

uhuru

Daawo:Soomaaliya iyo Kenya oo kawada hadlaya sidii loo Xalin lahaa Qilaafka labada Dal

21st December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii uu dalka Jabuuti kaga […]

salaadcalijeele

Sawiro:Danjire Salaad Cali Jeelle oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo gudoonsiiyey Madaxweynaha Djibouti

21st December 2020 admin 0

Madaxweynaha Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo ka Guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa Dalka Djibouti  Danjire Salaad […]

wasiir

Daawo:Wasiirka Warfaafinta oo sheegay inaan dhex dhexaad laga noqin karin difaaca iyo madax bananinada Soomaaliya

21st December 2020 admin 0

Kulan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa Wasiirka Wasaaradda mudane Cismaan Abuukar Dubbe  wuxuu ku qaabilay Agaasimayaasha Warbaahinta sida gaarka loo leeyahay iyo saxafiyiin […]

mustafeqodax

Daawo:Sanetor ka Tirsan aqalka sare oo Hargayso dib ugu Laabtay

21st December 2020 admin 0

Senator Mustafe Qotax oo ka tirsanaa aqalka sarre ee Soomaaliya ayaa Maanta gaaray Magaalada Hargayso Isagoo sheegay inuu Cafis waydiistay Madaxwaynaha Soomaliland Muuse biixi. wararka […]

caliciid

Dhageyso:Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo Su’aalo laga waydiiyey Dilkii Saraakiisha

21st December 2020 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa waxaa laga waraystay Xaalada amni iyo midda guud ee maamulka goboleedka Galmudug, oo ay dhowaanahan kusoo badanayeen weerarada […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes