Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

deni

Akhriso:Warmurtiyeedkii Shirka Iskaashiga Galmudug iyo Puntland

24th December 2020 admin 0

Kulankii Madaxwaynayaasha galmuudg iyo Puntland ee looga hadlaayey iskaashiga labada maamul goboleed ee ka furmay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed.

khadiijo

Sawiro:Wasiiro ka tirsan dowladda oo kormeeray goob laga hirgelinayo xarunta gurmadka degdeg ah

24th December 2020 admin 0

Guddoomiyaha  Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar  Maxamuud  Maxamed  Cumar Filish iyo Wasiirada Caafimaadka iyo Gargaarka Soomaaliya ayaa soo kormeeray goob laga dhisi […]

qoorqoor

Shirka Iskaashiga Galmudug iyo Puntland oo gaalkcayo ka furmay

24th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor ayaa hadda si wadajir ah uga qeybgalaya Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug oo […]

Bananbax

10 Qof oo Bananbax ka dhigtay muqdisho iyo barakacayaashii oo Diiday

24th December 2020 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta bananbax ka dhigay dad aan ka badnayn 10 Qof kadib markii Bulshada gobolka Banaadir ay diiden inay dhigaan Bananbax lagu dhibaataynayo […]

wasiir

Dhageyso:Dowlada Soomaaliya oo ka tacsiyeeyay geerida fanaankii Cabdi Cali Bacalwaan

24th December 2020 admin 0

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, mudane Cismaan Abokor Dubbe ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geerida fanaankii qaranka Allah u naxariistee, Cabdi Cali Bacalwaan oo […]

farmaajo

Madaxwayne Farmaajo oo hakiyey Wax kabadalka Dastuurka

24th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama la galay […]

dulyar

Yuusuf Dabageed iyo Cali Jeyte oo Xabsiga u taxaabay Wariye Dulyar

23rd December 2020 admin 0

Ciidamada Booliska Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa caawa Xabsiga u taxaabay Wariye Cabdulqaadir Faarax Dulyar oo maalin ka hor howlo shaqo u tagay […]

calimaxamed

Musharax Xildhibaan Cali Maxamed ayaa dhiraglin ugu tagay Xulka kubada Galmudug

23rd December 2020 admin 0

Musharax Xildhibaan golaha shacabka DFS Mudane Cali Maxamed  Maxamuud Cali Joqombe ayaa kulan dhiirigalin ah ugu yimid Xulka kubada Cagta Galmudug. Sidoo kale waxaa kulanka […]

Farmaajo

Madaxwayne farmaajo oo warbixin ka dhageystay Gudiyada Dib u eegista Dasstuurka

23rd December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Madaxa Bannaan ee […]

doorasho

Jadwalka Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka Barlamaanka JFS oo la shaaciyay

23rd December 2020 admin 0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) isagoo tix gelinaya heshiiskii 17kii Sebteembar 2020 ee ay wada gaareen Golaha Wadatashiga Qaran oo ka koobnaa Madaxda Dowlad […]

Sawiro:Ayax aad tiro Badan oo ku degey dhul beereedka degmada Xuddur

23rd December 2020 admin 0

Beeraleyda Degmada Xuddur ayaa saaka waaberigii ku kalahay Beeraha oo ku waabaristay Ayaxa farabadan oo shalay galabtii ku soo degay,  kaa soo dhibaato ba’an u […]

Cumar

Daawo:Cumar Filish oo la kulmay guddoomiye ku-xigeennada Degmooyinka Banaadir

23rd December 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Guddoomiye […]

Muuse

Muuse Biixi Iyo Madaxweynaha Jabouti oo Kulan Ku Yeeshay Madaxtooyada Jabuuti

23rd December 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo […]

hirshabeele

Sawiro:Barlamaanka Hirshabeelle oo cod gacan taaga ku ansixiyey muddo xileedka iyo xukuumadda Barlamaanka

23rd December 2020 admin 0

Kalfadhiga 1-aad kulankiisa 10-aad ee baarlamanka Maamul Goboledka Hirshabelle ayaa maanta ka qabsoomay caasimada Hirshabelle ee jowhar. Kulanka oo uu shir guddoominayey gudoomiyaha baarlamanka Hirshabelle […]

bayle

Dowladda Soomaaliya oo heshiis Deyn Cafin ah la saxiixatay Dalalka UK, Denmark iyo Netherlands

23rd December 2020 admin 0

Wasiirka maaliyadda dowladda Soomaaliya Dr. Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa ku saxiixay heshiis yada Deyn Cafinta oo hore ay u soo saxiixeen masuuliyiinta dalalka ku […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes