Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

khayre

Qas wadayaasha Jasiira Maxay Rabaan W/Q Dhiblaawe

27th December 2020 admin 0

Aan ku bilaabo inta aanan jawaabta su,aashaan gudagelin murti abwaan horey u tiriyey ee ahayd sidaan:- (ILEYN DOQONI DEEB KAMA KACDO OO DAAMANKAY MEERMAARISAA ,WARANKA […]

doorasho

Gudiga doorashooyinka oo Habraacyada Doorashooyinka u diray maamul goboleedyada

26th December 2020 admin 0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ee 2020/21 isagoo tixraacaya faafinta rasmiga ahayd ee dhaqan galinta doorashada isla markaasna ahmiyad wayn siinaya dardargalinta howlaha doorashooyinka […]

deni

Daawo:Deni oo Qaswadayaal ku tilmaamay dadkii ka cabanayey Sicirbararka

26th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin Cabashada dadweynaha ee sarifka lacagaha, Khidmadaha la qaadayo, Shirka ka […]

Rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble kulan wadatashi ah la yeeshay ururrada Bulshada Rayidka

26th December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan wadatashi ah oo ku addan doorashooyinka la qaatay ururrada Bulshada Rayidka ah iyo culima’udiinka […]

qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo Xariga ka jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Isbitaalka Gaalkacyo

26th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor  oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda caafimaadka Galmudug Mahad Caabi Ciise, Mas’uuliyiinta maamulka gobalka Mudug iyo kan […]

deni

Sawiro:Deni oo wafti uu hogaaminaayo Gudoomiye Mursal kusoo dhaweeyey Garoowe

26th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed Abshir Airport Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed […]

hirshabeele

Sawiro:Saraakisha Amniga iyo barlamaanka hirshabeele oo kulan Yeeshay

26th December 2020 admin 0

Kulanka 11aad Kal-fadhiga 1aad ee Baarlamanka dowlad Goboledka Hirshabeelle oo uu shir Guddoominayey, Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakim Luqmaan Xaaji Muxumed ayaa ajandahiisu waxa uu […]

Bananbaxgaroowe

Daawo:Bananbax ka dhana Deni oo ka dhacay Garoowe

26th December 2020 admin 0

Magaalada Garoowe ee Caasumada Maamulka Puntland ayaa waxaa ka dhacay Bananbax looga soo horjeedo Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni, Waxaana la burburiyey Masawiradii iyo Boorarkii […]

maleeshiyaad

Maleeshiyaadkii Fiqi ku xareeyey Galisoor oo Isbaaro dhigtay Wadada laamiga ah

25th December 2020 admin 0

Maleeshiyaadkii wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi Dhaqan Celinta iyo tababarka ugu xaraysnaa dugsiga tababarka Dhaan-karoone ee Degmada Galinsoor ee Gobalka Galgaduud ayaa gadood sameeyay […]

farmaajo

Daawo:Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isulwasaare Rooble oo looga mahad celiyay joojinta dhul la doonayay in laboobo

25th December 2020 admin 0

Bulshada Banaadiriga ayaa Madaxda Dowlada gaar ahaan Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo iyo Ra’iisalwasaare rooble uga mahadceliyey joojinta dhul la doonayay in laboobo.

macalaimu

Daawo:Maamulka Gedo oo Xoolo nool ku wareejiyey Ciidamada Xooga dalka

25th December 2020 admin 0

Gudoomiyaha gobolka Gedo mudane Cismaan Nuux Xaaji Macalimu, Taliyaha ciidanka gobolka Gen Sanka, taliyaha booliska gobolka col. Biixi, gudoomiyaha degmad Balad xaawo Caroog iyo gudoomiyaha […]

masjid

Daawo:Fadlan ka qayb qaata dhismaha Masjidka Al-Cilmi Caabudwaaq

25th December 2020 admin 0

Waxaa shaqadii udanbeesay ee dayactirka ay kusocotaa Masjidka Al-Cilmi ee magaalada Caabudwaaq,hadaba culimada iyo guddiga gacanta kuhaya howshii dayactirka Masjidka ayaa ka codsaday in ay […]

Wasiir

Sawiro:Isbitaalka Laasaleeti oo Qaybo Cusub lagu kordhiyey

25th December 2020 admin 0

Hay’adda  ACF oo kaashaneysa Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa dib u dhis iyo qalabeyn ku sameysay xaruntan oo ka mid noqoneysa qeybaha muhiimka ah ee Isbitaal […]

JIGJIGA

Daawo:Nin Somaali ah oo Oromo iyo amxaaro ku bahdileen Jigjiga

25th December 2020 admin 0

Maxamed Maxamuud oo ka mid ahaan jiray Qurbajoogta ayaa Dareemay Ciriri iyo Carqalad dhanka suuqgaynta Waxsoosaarka beertiisa ah, Taasoo ka dhalatay Takoor Iyo Suuq ku […]

rooble

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Amniga iyo Doorashooyinka

24th December 2020 admin 0

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes