Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2020

garbahaaray

Bananbax looga soo horjeedo askari Dil lagu xukumay ayaa ka dhacay Garbahaaray

8th December 2020 admin 0

Banaanbaxaan ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo, waxaana looga soo horjeeday Xukun dil toogasho ah oo ay Maxkamadda Ciidamada […]

uk

Daawo:Qofkii ugu horreeyay ee ka soo jeeda UK oo qaatay talaalka coronavirus

8th December 2020 admin 0

Haweenay 90 sano jir ah oo ka soo jeeda Enniskillen, Waqooyiga Ireland, ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee qaadta talaalka cudurka coronavirus, taas oo bilaw […]

Boosaaso

Sawiro:Boosaaso oo wax ganacsi ah uusan ka socon Dhowr maalmood

8th December 2020 admin 0

Ganacsiga Bosaso ayaa maalintii afraad xiran waxaana ganacsatada ay sheegayaan inay shaqo joojinta ay wadayaan inta dowladdu ka laabanayso go’aankii ahaa joojinta canshuurta shilin Soomaaliga […]

uhuru

Dowlada Soomaliya oo Amaro duldhigtay Kenyaatiga soo galaya Soomaaliya

7th December 2020 admin 0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro quseeya socdaalka muwaadiniinta Kenyaanka ah ee doonaya in ay ku safraan ama u soo […]

ciidan

Sawiro:Dowlada Soomaaliya oo Ciidanka Danab Gaysay Magaalada Kismaayo

7th December 2020 admin 0

Dowlada Soomaaliya ayaa Maanta Cutubyo katirsan Ciidanka Kuumandooska Xoogga Dalka Soomaaliya ee Danab gaysay Magaalada Kismaayo, kuwaaa oo dhawaan tababar heerkiisu sareeyo loogu soo gaban […]

lafatagareen

Madaxwayne Laftagareen oo sheegay inuu Diyaar u yahay Fulinta heshiiskii Doorashada

7th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Aalada Fogaan Araga uga qeybgalay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo manta si […]

madoobe

Akhriso:Nuxurkii Khudbadii Axmed madoobe

7th December 2020 admin 0

Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam “axmed madoobe” ayaa maanta kaga qeybgalay hab maqal iyo muuqaal ah shirka iskaashiga Soomaaliya iyo […]

deni

Deni oo kala Garan Waayey Tukaraq iyo Garbahaaray

7th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka, oo ay ka qeybgaleen Dowladda Federaalka ah, Dowladdaha xubnaha ka […]

qoorqoor

Qoorqoor oo sheegay in la fuliyo Heshiiyadii Dhuusamareeb iyo Muqdisho

7th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo habka Foggaan aragga Ee Zoom-ka uga qaybgalay Shirkii 5aad ee Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka ayaa ka […]

rooble

Ra’iisul Wasaare Rooble oo oo furay madasha iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka

7th December 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa lagu wadaa ayaa daqiiqado ka hor xarunta xalane ka furay madashada iskaashiga Soomaaliya iyo beesha caalamka. Ra’iisul […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Dib ugu soo laabtay Magaalada Dhuusamareeb

6th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay caasimada soomaaliya ee Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay magaalo madaxda Galmudug […]

Farmaajo

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb Galay Shirka Midowga Afrika ee Joojinta Colaadda

6th December 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 14-aad ee aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika ayaa ka warbixiyey qorsheyaasha […]

mahdi

Daawo:Ra’iisulWasaare ku xigeenka oo sheegay Dowlada inay diyaar u tahay doorasho

6th December 2020 admin 0

Ra’iisul wasaare ku xigeen Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka gobolada waqooyi ee (Somaliland) oo lagu soo gabagabeeyay […]

Khayre

Daawo:Kulan aan caadi ahyn oo dhexmaray Khayre iyo 60 Xildhibaan ooo galmudug ah

6th December 2020 admin 0

 Musharrax madaxweyne Xasan Cali Khayre oo xalay casho sharaf u sameeyay in ka badan 60 xildhibaan oo kamid ah baarlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa ka hadlay arrimo […]

guuleed

Daawo:Xildhibaanada Gobolada waqooyi oo Cududooda Soo bandhigay

6th December 2020 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Shirka Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka Gobolada Waqooyi (Somaliland) oo lagu taageeray Guddiyada Doorashooyinka Soomaaliya ee uu Ra’iisalwasaare Rooble Magacaabay. Shirkaan […]

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes