Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2020

Wasiir

Daawo:Wasaarada Caafimaadka oo Shaacisay dad uu soo ridanayo covid19 ay korortay

17th November 2020 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay inuu korar ku yimid dadka uu ku dhacay Cudurka Coronaha oo Soomaaliya kusoo laba kacleeyay. Wasaarada Caafimaadka aya dib u […]

qarax

Daawo:Taliska Boliiska oo ka warbixiyey qarax kadhacay Muqdisho

17th November 2020 admin 0

Taliska Ciidan Booliska Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ahaa oo Maanta ka dhacay agagaarka Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee […]

karaash

Sawiro:Madaxwayne Kuxigeenka Puntland oo qaabilay Wasiirka Shaqada

17th November 2020 admin 0

Ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka  Puntland, ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee […]

laftagareen

Laftagareen oo ka qayb galay Munaasabad lagu Dhaarinaayey Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose

17th November 2020 admin 0

Munaasabadan kooban ee lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa ahayd mid lagu Dhaarinayey Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Shabeelaha […]

Wasiirjamaal

Sawiro:Kulan Muqdisho ku dhexmaray Wasiirka qorshaynta iyo UNFPA

17th November 2020 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa barnaamijyada hay’adda UNFPA Somalia Mr Andres Thomson. Kulanka oo ahaa mid […]

dagaal

Ciidamada Dowlada oo gacanta kusoo dhigay rag ka tirsan Shabaab

17th November 2020 admin 0

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa howgal qorsheysan ku bur buriyay fariisimo Nabadiidka Al-Shabaab ay ku lahayeen degaanno hoostaga Gobolada Shabellooyinka iyo Hiiraan. Howlgalka ciidanka […]

faysalwaarabe

Daawo:Abwaan Yuusuf Shaacir oo ku baaqay kacdoonka ka dhana Baroor-diiqda ciidamadii Ingiriiska

16th November 2020 admin 0

Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa si adag uga hadlay xuskii loogu qabtay Magaalada Hargeysa Ciidamadii Ingiriiska ee ku dhintay Dagaalkii 2-aad ee aduunka. Xuska wuxuu ka […]

barlaman

Daawo:Barlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Xubnaha Garsoorka iyo Guddiga Madaxabanaan la dagaallanka musuq maasuqa

16th November 2020 admin 0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay Kalfadhiga 8-aad kulankiisa 6-aad ayaa ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya […]

wasiir

Sawiro:Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Gaaray garoowe

16th November 2020 admin 0

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaa oo si ballaaran loogu […]

laftagareen

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo xilka ka qaaday gudoomiyii gobolka Shabeellaha hoose

16th November 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamul goboleedka Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xilka ka qaaday gudoomiyihii gobolka shabeellaha hoose Ibraahim Aadan Cali Najax waxa uuna […]

Rooble

Sawiro:Rooble oo kormeeray xaruumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka

16th November 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta kormeer shaqo ku tagey xarumaha Caddaaladda iyo Garsoorka dalka ayaa sheegay in dowladdu ay […]

wasiir

Daawo:Wasiir Booqday Gabar Taranka Xabad looga Dhuftay

16th November 2020 admin 0

Wasiirka Haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa isbitaalka Erdogan ku booqatay gabar yar oo xabad looga dhuftay xubinta taranka taas […]

Wadoir

Soomaaliya iyo Unsom oo kawada hadlay arimaha Saxaafada

16th November 2020 admin 0

Wasiirka warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay madaxa istiraatiijiyada warbaahinta xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM […]

cumar

Gudoomiye Cumar Filish oo xilka ka qaaday gudoomiyihii Yaaqshiid

16th November 2020 admin 0

Wareegto kasoo baxday maamulka gobolka banaadir gaar ahaan xafiiska guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa isbedel lagu sameeyay […]

barlaam

Barlamaanka Soomaaliya oo u codeynaya gudiga garsoorka

16th November 2020 admin 0

Xildhibaannada Golaha Shacbiga Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah kuna beegan 16ka November ku yeeshaan Kulankooda caadiga ahaa Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada muqdisho. Guddoonka […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes