Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2020

safiirusa

Maraykanka oo ka tacsiyeeyey Weerarkii Zoobe

14th October 2020 admin 0

Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la murugooneyso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed oo maanta u baroordiiqaya xuska 14-kii Oktoobar 2017 oo argagaxisadu xasuuqday […]

asluub

Sawiro:Taliye Shube oo kormeeray dhismayaal ka socda taliska Asluubta

14th October 2020 admin 0

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Janaraal Mahad C/raxmaan Aadan ayaa u kuurgelayay halka ay marayaan dhismayaal ka socda taliska guud iyo sida ay uga howlgalaan ciidanka Asluubta […]

rooble

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay kulan loogu ducaynayey Shuhadadii 14 Oktoobar

14th October 2020 admin 0

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qayb galay kulan duco ah oo lagu xusayay Shuhadadii ku shahiiday weerarkii arxandarada ee […]

Nissa

Nabadsugida Somaliya oo qabatay qalab laga sameeyo qaraxyada

14th October 2020 admin 0

Hay’adda Nabad sugudda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa qoraal ay soo dhigtay boggeeda Twitterka  ku sheegtay in gacanta ay ku dhigeen 79 tan […]

qarax

Wasiir Bayle oo ka hadlay waxyeeladii Qaraxii Zoobe

14th October 2020 admin 0

Maanta waa maalin xasuus weyn naga mudan oo aan ku xusuusanayno dhibaatadii iyo xasuuqii argagixisadu u geysatay walaaleheen soomaaliyeed. Maalintii 14-ka October 2017, waxa aan […]

waxar

Daawo:Siyaasi Maxamed Qaasim ayaa Kenya uga Digay Fara Galinta ay Ku hayso Soomaaliya

13th October 2020 admin 0

SiyaaMaxamed Qaasim Waxar oo kamida Siyaasyiinta Jubbaland ayaa Kenya uga Digay Fara galinta ay Ku Hayso Soomaaliya Gaar ahaan Degaanada Jubbaland. Siyaasi Maxamed Qaasim Waxar […]

Rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo Balanqaad usameeyey Shacabka Muqdisho

13th October 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in jidadka Caasimadda loo furay si loo fududeeyo nolosha, ganacsiga iyo isu socodka dadweynaha. Mudane […]

khayre

Sawiro:Khayre oo Nairobi kula kulmay Xildhibanada laga soo Doorto North Eastern Kenya

13th October 2020 admin 0

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharax madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa Magaalada Nairobi kulan kula qaatay Xildhibaanada Soomaalida ah ee ku jira Baarlamaanka dalka […]

rooble

Ra’iisalwasaare Rooble oo Beesha Caalamka kala hadlay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka

13th October 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay habsami-u-socodka hannaanka doorashooyinka iyo dhameystirka dib-u-eegista dastuurka. Shirka ayaa lagu soo […]

banaadir

Sawiro:Maamulka gobolka Banaadir oo la gudoonsiiyey Agab waxbarasho

13th October 2020 admin 0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS,Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir ku wareejiyay agabka Dugsiyada oo […]

qoorqoor

Qoorqoor oo Magacaabay Gudoomiyaasha Maxkamadaha Mudug iyo Galgaduud

13th October 2020 admin 0

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu magacaabay Guddoomiyayaasha maxkamadaha racfaanka iyo maxkamadaha gobolada mudug […]

farmaajo

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo oo la kulmay Qoyskii Marxuun Cali Khaliif

13th October 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Marxuum Cali Khaliif […]

mustaf

Xuskii 13aad ee maalinta Calanka Qaranka Itoobiya oo Jigjiga laga xusay.

12th October 2020 admin 0

Munaasibada xuska calanka Qaranka Itoobiya ayaa ka dhacday Madasha kulamada ee Qaryan dhoodaan waxaana ka soo qayb galay afhayeenka Gollaha baarlamanka DDS, Ibraahim Cabdi Malow, […]

Rooble

Munaasabad Lagu taageerayo Ra’iisalwasaare Rooble oo ka dhacay Magaalada Jubba

12th October 2020 admin 0

Munaasabad lagu taageerayey Ra’iisul wasaaraha dalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koofurta Suudaan.

balanbale

Sawiro:Maydka Nin Xalay Shacab Wado ugalay loo qaaday Guriceel

12th October 2020 admin 0

Taliska Booliiska degmada Balanbale oo hogaaminayo Taliyaha saldhiga ayaa wado baadiya ah kasoo qaaday maydka mid ka mid ah dablay hubaysan oo xalay wadada u […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes