Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2020

mahdi

Sii hayaha Ra’iisulwasaaraha oo kormeeray mashruuca ballaarinta garoonka diyaaradaha Muqdisho

21st September 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisulwasaaraha XFS mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle, isagoo u kuur galayay howlaha baaxadda […]

jamacadacw

Wasiiro ka qayb Galay Arday ka qalin jabisay Jamaacada Ummada Fareceeda Galmudug

21st September 2020 admin 0

Xaflada Difaacashada Buuga Qalin-jabinta Dufcada 21 aad ee Ka Qalin jabisay Jaamacada umada faraceeda galmudug ayaa lugu Qabtay degmada Caabudwaaq Waxaana Kulanka Difaacashada Ardayda Buugaan […]

kenya

Shabaab oo Weeraray xeradii Ciidamada Kenya ku lahaayeen Afmadow

21st September 2020 admin 0

Dagaal yahano ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab ayaa saakay xili hore weerar ku qaaday xeryo ciidamada Kenya ku leeyihiin Gobolka Jubada Hoose gaar ahaan Degmada Afmadow […]

dagaal

Ciidamada Xooga iyo Shabab oo Dagaal ku dhexmaray Galgaduud

21st September 2020 admin 0

Ciidamada Xoogga Dalka Qaybta 21-aad, gaar ahaan Guutada 15-aad ayaa guulo kasoo hooyay howlgalo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay ku beegsadeen deegaano maleeshiyaadka Alshabaab […]

galmudug

Daawo:Gudoomiyihii Barlamaaanka Galmudug oo Qarka u saaran inuu Xilka waayo

20th September 2020 admin 0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa qarka u saaran in mooshin lagu rido kadib markii Qilaafkii u dhaxeeyey isaga iyo Xubanaha Barlamaanka galmudug […]

axmedmadoobe

Axmed Madoobe oo Xildhibanada Jubbaland laga soo doorto kulan laqaatay

20th September 2020 admin 0

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa maanta kulan la qaatay, Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee laga soo doorto Jubaland. Kulankan […]

shiiqcabdi

Daawo:Xildhibaan Sagal Biixi iyo Shiiq Cabdi oo isku afdhaafay Xeerka kufsiga

20th September 2020 admin 0

Shiiq Cabdi xirsi oo kamida Culumada Soomaliyeed ee ka horyimid Xeerka Jinsiga iyo Kufsiga ee ay diideen inay Barlamaanka Soomaliyeed ansixiyaan ayaa waxuu ka warbixiyey […]

Rooble

Sawiro:Ra’iisalwasare Rooble oo Taageero waydiistay Xildhibaano

20th September 2020 admin 0

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Fedeaalka ayaa la kulmay Ra’iisul wasaaraha magacaaban mudane Maxamed Xuseen […]

bashiir

Culumada oo ka digtay Muqaadarad kusoo badanaya Muqdisho

20th September 2020 admin 0

Culimada Soomaaliyeed ayaa Ka digay halista Dhinaca Diinta ee Ka Dhalankarta anshax Xumada Iyo Muqaadaraadka oo Aad ugu Soo Badanaya Muqdisho.

wabi

Akhrido:Bulshada Jowhar oo loogu baaqay inay is diiwaan galiyaan

20th September 2020 admin 0

Maamulka Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amaro ku socda milkiilayaasha Guryaha iyo Hoteelada ku yaalla Caasimada Hirshabeele si loo sugo amniga Magaalada. […]

Rooble

Ra’iisalwasare Rooble oo Codsi u diray Barlamaanka Soomaaliya

20th September 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay kulan la qaatay Gudoonka Barlamaanka Soomaaliyab ayaa markii ugu horreeyay ka hadlay xilka […]

rooble

Ra’iisalwasare Rooble oo kulankii ugu horeeyey la qaatay Gudoonka Barlamanka

19th September 2020 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Magacaaban ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa Magaalada Muqdisho Kulan la qaatay Gudoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaano Ka tirsan Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah […]

Wasiir

Daawo:Wasiirka Haweenka waa la siyaasadeeyey xeerka Jinsiga

19th September 2020 admin 0

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Marwo Deeqa Yaasiin ayaa waxay sheegtay in la siyaasadeeyey Xeerka jinsiga kaas oo ay Barlamaanka Soomaliyeed Diideen in la ansixiyo. […]

iris

Barasaabkii Hore ee Gobolka Gedo oo lagu aasay Baladxaawo

19th September 2020 admin 0

Dagmada balad Xaawo Waxaa Maanta Lagu Aasey Allaha unaxariistee Barasaabkii hore ee gobolka Gedo Xiligi dowladii kacaanka Marxuum Maxamed Cabdi nuur (iris) Barasaabka ayaa ku […]

waayeel

Daawo:Galmudug oo gole Deegaan u dhisaysa Caabudwaaq, Balanbale iyo Degmooyin kale

19th September 2020 admin 0

Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha Federalka iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug mudane Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi wayeel) oo ay wehlinayaan masuliyiin katirsan wasarada ayaa maanta magalada Caabudwaaq […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 15 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes