Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa diiday iney ansixyaan Ajandaha kulankoodii maanta oo ahaa Akhrinta Koowaad ee Hindise sharciyeedka Dambiyada la xiriira Galmada.
Xildhibaanno qaar ayaa sheegay in Hindise Shaciyeedka la hor keenay Baarlamaanka uu ka soo horjeedo Diinta Islaamka iyo dhaqanka Suuban ee dadka Soomaaliyeed, iyagoo dalbaday in dib loo celiyo.
Leave a Reply