Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

qoorqoorgedotimes.com

Daawo:Madaxweynaha Galmudug ayaa soo gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug

17th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa soo gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Maamulka iyo shacabka degmada hobyo ayaa […]

ugaas

Daawo:Beelaha Jubaland oo ka horyimid aqoonsiga Dowladda siisay Axmed Madoobe

17th June 2020 admin 0

Waxgaradka Jubaland ayaa ka horyimid Warqadii Dowlada Soomaliya ku Aqoonsatay Axmed Madoobe in uu Noqdo Madaxweynaha KMG Jubaland. Waxgaradkaan kulanka ku qabsaday Magaalada muqdisho ayaa […]

barlaman

Daawo:Golaha Shacabka oo Loo Gudbiyey Matalaada Gobolka Banaadir ee Aqalka sare

17th June 2020 admin 0

Guddiga diyaarinta xeerarka dhameystirka Sharciga Doorashoyinka Qaranka ayaa Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya u qeybiyay xeerarka ee dhameystirka doorashooyinka oo ay soo diyaariyeen. Qodobada […]

abwaangedotimes.com

Daawo:Gudoomiye waxba Aqrin oo Digniin udiray qurbajoogta

17th June 2020 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan oo dhibsaday hadalada ka dhanka ah ee Qurbajoogta usoo mariyaan Baraha Bulshada ku kulanto ayaa waxuu digniin diray […]

diyaarad

Dowladda Soomaaliya oo markale dib udhigtay furitaanka Duulimaadyada Gudaha

17th June 2020 admin 0

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Salaad {Oomaar} oo la hadlay goordhaw Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in mar kale dib […]

dhabad

Daawo:Wasiiro Galmudug ah oo booqday Gaaskii 11, Guutada 63aad ee Degmada Dhabad

17th June 2020 admin 0

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug Burhaan Ismaaciil Xirsi, uuna kamid ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaarada Deegaanka, Isbadalka Cimilada […]

mustafcagjar

Mustaf cagjar iyo Afhayeenka Aqalka federashinka Itoobiya oo lagu soo dhaweeyey Jigjiga

17th June 2020 admin 0

Masuuliyiinta Xukuumada DDS, Xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka DDS, Cuqaasha, Aqoon yahanka iyo qaybaha kala duwan ee shacabka ayaa maanta si diiran Gegida Dayuuradaha Caalamiga ee Garaad […]

dagaal

Sawiro:Ciidamada Xooga Dalka oo Gaaray Deegano hoostaga Ceelbuur

17th June 2020 admin 0

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgal qorsheysan ku gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud kana […]

farmaajo

Daawo:Madaxda Dowlada oo loogu Baaqay inay fuliyaan Balanqaadii ay usameeyeen Ardayda Soomaliyeed

16th June 2020 admin 0

Kulan ka dhacay Jaamacada Ummada Faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq oo ay ka qayb Galeen Ugaas Maxamed Ugaas Kayse, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug, […]

safiir

Daawo:Masuuliyiin ka tirsan dowladda ayaa ka qeyb galay Aaska Ambassador Ciise Dheere

16th June 2020 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka ayaa ka qeyb galay Aaska Allaha unaxariistee Ambassador Ciise Cali Maxamed oo Muqdisho lagu aasay. Masuuliyiin ka qayb Gashaya aaska […]

GUDOOMIYEmaxkamad

Daawo:Xeer ilaalinta qaranka oo dib loogu ceshay Dacwad loo haystay shaqaale ka tirsan dowlada

16th June 2020 admin 0

Maxkamada Racfaanka Gobolka banaadir ayaa Xeer Ilaalinta Qaran dib ugu Celisay Dacwada Eedeysanayaan Loo heysto Musuq Maasuq kuwaasi oo katirsan Shaqaalaha Wasaaradaha Caafimaadka Iyo Kallumeysiga.

farmaajo

Odayaasha Jubbaland oo ka soo horjeestay aqoonsiga dagaal ooge Ahmed Madoobe

16th June 2020 admin 0

Odayaasha, waxgaradka, culimada iyo dhalinyarada Jubbaland oo ka soo horjeestay aqoonsiga ay Dawlada Federaalka aqoonsaneyso dagaal ooge Ahmed Madoobe.  Odayaashu waxay cadeeyeen in dagaal ooge […]

coronavirus

Daawo:Galmudug oo Koofurta Gaalkacyo ka hirgaliyeey xarunta COVID-19

16th June 2020 admin 0

Wasiir dowlaha wasarada Caafimaadka Galmudug oo ay wehliyaan wasiiro xildhibaano ayaa xariga ka jaray xarunta karantiilka COVID19 Koofurta Gaalkacyo.

Zakariya

Tahniyad Aroos:Sakariye Maxamed Xirsi geele iyo marwadisa samsam Maxamud diriye

16th June 2020 admin 0

Waxaan Hambalyo  Aroos u diraynaa Lamaanaha kala ah Sakariye Maxamed Xirsi geele iyo marwadisa samsam Maxamud diriye oo Arooskooda ka dhacay Magaalada Burgoosoole. Waxaa hambalyadan […]

fiqiwww.gedotimes.com

Sawiro:Fiqi oo Galmudug 91kii dib ugu celinaya

16th June 2020 admin 0

Wasiirka Amniga Maamulka goboledka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Magaalada Galinsoor ee gobolka Galgaduud isugu geeyey gaadiid dagaal iyo Maleeshiyaad kii saarnaa si Tobabar loogu […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes