Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

bakaal

Sawiro:Ciidamada Haramcad oo burburiyey Saldhiga shabab ku lahayeeyn Caracase

22nd June 2020 admin 0

Ciidanka Booliska. gaarka ah ee Haramacad iyo ciidamada Nabadsugidda ee ku sugan Degmada Beledxaawa ayaa maanta burburiyay fariisimo ay ku lahaayeen Maleeshiyaadka Al-Shabaab Tuulada Caracase oo […]

qoor

Sawiro:Galmudug oo ka Maarantay Qudaarta laga keeno Koonfurta

22nd June 2020 admin 0

Wefdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, oo socdaalka Nabadda, Dib-U-heshiisinta iyo Maamul daadejinta ku maraya deeggaanno ka tirsan Gobolka Mudug ayaa […]

XILDHIBAAN

Daawo:Kulan lagu tageerayo kursiga Beesha shiiqaal oo ka dhacay Luuq

22nd June 2020 admin 0

Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Shiiqaal ee Dagta Deegaanada Jubbaland ayaa Kulan ay iskugu Yimaadeen Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo waxay Ku Taageereen In Kursiga Xildhibaanka […]

odawaa

Muuqaal:Jeneraal Odowaa oo ka hadlay Ciidan ka cabanayay Mushaar la’aan

22nd June 2020 admin 0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta ka hadlay Ciidan magaalada Muqdisho gadood ugu sameeyay mushahar la’aan awgeed, kuwaas oo […]

laftagareen

Sawiro:Farmaajo oo Guddoomiyey Kulan ay ka qaygaleen Maamul Goboleedyada

22nd June 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka ayaa Madaxweyneyaasha Dowlad […]

aadanbareducaale

Aadan Barre Ducaale oo Xilkii laga xayuubiyey

22nd June 2020 admin 0

Hoggaamiyihii aqlabiyada Baarlamaanka Dalka Kenya, Aadan Barre Ducaale ayaa Saakay laga qaaday xilkaasi, waxaana lagu beddelay, Amos Kimunya . Aaden Barre Ducaale ayaa ah mudane […]

barlaman

Barlamaanka Soomaaliya oo ka doodaya Matalada Banaadir iyo kuraasta Waqooyi

22nd June 2020 admin 0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah waxa ay Xarunta Villa Hargeysa ku yeelanayaan kulamo xasaasi ah oo looga hadlayo […]

Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga Duulista Rayidka

22nd June 2020 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka […]

telefishinka

Top News:Warbaahinta qaranka oo Noqotay Meel ay VOA ku adeegato

22nd June 2020 admin 0

Warbaahinta qaranka Soomaliyeed ayaa waxay tahay Warbaainta kaliya ee uu lee yahay Qaranka Soomaliyeed taas oo bulshada Soomaliyeed kala Socdaan Aqbaarka Dalka Soomaliyeed iyo caalamka […]

coronavirus

31 Qof oo kale ayaa Ka Bogsooday Feyruska Karoonaha

21st June 2020 admin 0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka […]

Diyarad

Dhegesyo:Wasiir Omaar oo ka hadlay diyaradii Itoobiyanka kusoo rideen Bardaale

21st June 2020 admin 0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo ka hadlaayey Waqtiga la furayo duulimaadka Diyaradaha Dibada iyo gudaha ayaa sheegay inaan weli […]

garbahaaray

Daawo:Maamulka Garbahaarey oo ka farxiyey shacabka Magaladda

21st June 2020 admin 0

Maamulka Magaalada Garbahaarrey ee Gobolka Gedo ayaa Sameeyay Munaasabad aan hore ooga dhicin dalka oo aad ooga farxiyey shacabka Magaladda.

puntland

Daawo:Madaxwayne Deni Somaliland waa tooganaynaa haday Dhulkayaga ka bixi waydo

21st June 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xerada ciidanka Xorgoble ee Degmada Qardho tababar ugu soo xiray dufcaddii 2-aad ee dhammaysata tababarkooda, kuwaasi oo […]

barlaman

Barlamaanka Soomaliya ayaa ayaa ansixiyay Kuraasta Haweenka

21st June 2020 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyay mooshinki ay keeneen Xildhibaannada ee ahaa in Kuraasta Haweenka aan Raggu kula Tartami karin. Xildhibaanada Golaha Shacabka […]

carab

Daawo:Xildhibaan Lagu buuqay kulankii maanta ee Golaha Shacabka

21st June 2020 admin 0

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo lagu buuqay kulankii maanta ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka kaas oo looga Doodayey Qoondada haweenka. Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes