Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

calan

Shaqaalaha Dowlada iyo kuwa gaarka ah oo la fasaxay

24th June 2020 admin 0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxey ku wargelineysaa dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha gaarka loo leeyahay Shaqaalahooda in ay tahay maalin fasax […]

aqalka sare

Gudoomiye Cabdi Xaashi oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka

24th June 2020 admin 0

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa been abuur ku tilmaamay Xeerarka Afarta ah ee Maalmihii udanbeeyay ay ka doodayeen Golaha Shacabka waxa uuna uga digay […]

maXMAEDBAASHI

Daawo:Somaliland oo Ka hadashay Sababta ay u Joojiyeen Baroordiiqdii Maxamed Baashe

24th June 2020 admin 0

Maamulka Gobolka Togdheer ayaa Ka hadlay Sababta ay U Joojiyeen Baroordiiqdii Qoraa Maxamed Baashe oo ku geeriyooday Magaalada London ee Da;la Ingiriiska.

woldbank

Bangiga Aduunka oo 55 Milyan Soomaaliya ugu deeqay

24th June 2020 admin 0

Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Duacaale bayle ayaa sheegay in Bankiga aduunka uu ansixiyay 55 milyan oo lagu kabayo miisaanadda dowladda federaalka […]

Ciidan

Akhriso:Taliye asagoo ku jira dagaal ka dhana Shabab Xilka laga qaaday

24th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta/Dhulka ee Ciidanka […]

Farax xasan

Xildhibaan Faarax Xasan “Dadka Reer Muqdisho Waxay Xaq u leeyihiin Iney Helaan Matalaad”

23rd June 2020 admin 0

Xil Faarax Xasan oo ka Xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Ssoomaliya ayaa doodii Barlamaanka Soomaliyeed ay ka yeesheen Maqaamka Muqdisho ka yiri sidaan “Dadka Reer […]

hooyo

Daawo:Hooyo wiilkeeda dhawaan lagu dilay Mareykanka ayaan wali helin cadaaladii ay u baahneed.

23rd June 2020 admin 0

Hooyo Abshiro Aadan oo wiilkeeda Cabdiraxmaan Salaad oo 15 Jir ahaa ayaa dhawaan lagu dilay dalka Mareykanka waxaana dilay labo Askari oo ka tirsan Boliiska […]

barlaman

Daawo:Qaabkay u dhacday Ansixiyay Xeerka Kuraasta Xilldhibaanada Gobolada Waqooyi

23rd June 2020 admin 0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta kumeel gaarka ah ee Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxey Maalintii Afaraad oo xiriir ah Maanta […]

saabir

Akhriso Qoraalkayga waa xaqiiq iyo dhacdo taariikhi ah ku takrifal xilbulsho.

23rd June 2020 admin 0

Si caadi ah wali xaqiiqda jirto ee Xildhibaanadayda Saagal ugama hadlin kaliya waxaan diirada saari jiray dhaliilaha guud ee matalaada kursiga waa macquul qofkasta oo […]

deni

Daawo:Puntland oo si caro leh uga jawaabtay Aflagaado Somaliland u Gaysatay Deni

23rd June 2020 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dawladda Puntland C/Laahi Cali Xirsi Timacade oo ka hadlay hadalo Canjaraafayn ahaa oo kasoo yeeray maamulka Soomaliland. Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Somaliland […]

carabow

Daawo:Xildhibaan Carabow oo lagu buuqay xili uu ka hadlayey maqaamka Muqdisho

23rd June 2020 admin 0

Xildhibaan Cabdiqaadir Carabow oo kamida xildhibaanada Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu buuqay kulanka Golaha Shacabka, xili uu kahadlayay maqaamka Muqdisho.

unsom

Golaha Amaanka oo mudo kordhin u sameeyey UNSOM

23rd June 2020 admin 0

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa markale muddo kordhin u sameeyey xafiiska UNSOM ee Soomaaliya, kaas oo xilligaan dhinacyo kala duwan ka taageero dowladda federaalka […]

odawaa

Jeneraal Odawaa oo sheegay inay togteen Shabab isku qarxin rabay xirada Turkey Som.

23rd June 2020 admin 0

Ciidamada Ilaalada Dugsiga tababarka Turkey Som ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe doonayay in uu isku qarxiyo dhallinyaro arday ah oo doonayay in ay ku biiraan […]

muuse

Daawo:Somaliland oo ka hadashay Qodobada cusub ee ka soo baxay shirkii Jabuuti

23rd June 2020 admin 0

Somaliland ayaa War kasoo saartay kulamadii ay ku yeesheen Guddiyada Farsamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland Dalka jabuuti kaas oo goob joog ka ahaayeen Dowlada […]

deni

Maamulka Deni xabsiga Dhigay Wiil Dhalinyaro ah Baraha bulshada Dowlada ka taageeray

22nd June 2020 admin 0

Maamulka Deni ayaa Magaalada Boosaaso ee ku xiray Sacad Cabduqadir Awmagan oo kamid ahaa dhalinyarada baraha bulshada wax kuqora kuna taagera dawladda Soomaaliya. Sacad Cabduqadir […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes