Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

hobyo

Daawo:Gudoomiyihii hobyo oo qaylo dhaan ka keenay Maraakiib xaalufiyey Badii

9th June 2020 admin 0

Gudoomiyihii Magaalada hobyo ayaa waxuu qaylo dhaan u diray Dowlada soomaliya iyo Maamulka Galmudug kadib markii Maraakiib Shisheeye ay xaalufiyeen xeebaha Gobolka Mudug gaar ahaan […]

luuq

Sawiro:Bananbax lagu Taageerayo Dowlada Soomaliya ooo ka dhacay Luuq

9th June 2020 admin 0

Banan bax balaaran oo lagu taageerayo madaweyne maxamed cabdu laahi farmaajo, Raiisalwaasare Khayre, Gudoomiyaasha Golaha Shacabka ayaa maanta kadhacay dagmada luuq ee gobalka Gado. Bulshada […]

LAFTAGAREEN

Sawiro:Madaxweyne Lafta Gareen iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Xudur

9th June 2020 admin 0

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya , Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka […]

cumar

Daawo:Burcad Jazeera Dhib ka gaystay iyo Gudoomiye Cumar Filish oo booqday

9th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, xildhibaan Cabdiqaadir Carabow, taliyaha qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo taliyaha nabad-sugida gobolka Banaadir ayaa […]

galmudug

Muqaal:Gudoomiyaha Barlamanka Galmudug oo ka hadlay Xoraynta Ceelbuur iyo arimo kale

9th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa ka sheekeeyay tallaabooyinkii uu goluhu ku guuleystay waqtiga kooban ee uu dhisan yahay iyo guud ahaan dhismihii maamulka.

coronavirus

Dadka Ka Bogsooday Feyruska Karoonaha oo soo badanaya

8th June 2020 admin 0

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka […]

sabriye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Soo Bandhigtay Qorshaha Wada xaajoodka Maamul Goboleedyada iyo Dowladda ee Arrimaha Doorashooyinka

8th June 2020 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirka Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay maanta kusoo badhigtay qorshe faahfaahsan […]

james

QM oo soo dhaweysay dhismaha istaratijiyada qaran ee la dagaalanka musuqa

8th June 2020 admin 0

Qaramada Midoobe ayaa soo dhaweeysey talaabadii dhawaan dawladda Federal-ka Soomaaliya u qaaday in ay wax uga qabato musuq-maasuqa. Golaha wasiirada dawladda Soomaaliya ayaa dhawaan meel […]

isbitaal

Daawo:Isbitaalka Beledwayne ayaa maanta dib loo furay.

8th June 2020 admin 0

Isbitaalka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan oo ku xirmay fatahaadii wabiga Shabeelle ka geystay magaalada Beledwayne ayaa maanta dib loo furay.

boosaaso

Deni oo Is Hortaag Ku Sameeyey Banaanbax Lagu Taageeri lahaa Madaxwayne Farmaajo

8th June 2020 admin 0

Puntland ayaa is-hortaag ku samaysay bannaanbax saaka la filayey in uu ka dhaco magaalada Boosaaso ee Xarunta Gaobolka Bari kaasi oo la sheegey in la […]

doolow

Daawo:Bananbax lagu taageerayo Dowlada Soomaliya oo ka dhacay Gedo

8th June 2020 admin 0

Banaanbax lagu Tagerayay Hadalkii madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu ka Jediyaay Furitanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Doorasho cod iyo Qof […]

dagaal

Sawiro:Ciidamada Qaybta 21aad oo Gaaray degaano maleeshiyaad beleedyo ku dagaalamen

8th June 2020 admin 0

Ciidamo ka tirsan xoogga Dalka Qaybaha 21-aad iyo 27-aad oo fulinaya Amarka Taliyaha Xoogga ayaa gaaray Deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo shalay dagaal sababay […]

waare

Sawiro:Madaxweynaha Hirshabeelle oo Wareejiyey 1, 140,000

7th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne lacagtii loogu talo galay […]

ciid

Galmudug oo kulan muhiim ah u qabatay Hay’adaha ka hawgala Galmudug.

7th June 2020 admin 0

Kulankaan oo ay ka so qayb galeen ila 11 heer caalami ah ayaa waxaa diirada lagu saray sidii hay,adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya Hormarinta […]

Mursal

Sawiro:Gudoomiye Mursal oo kulan laqaatay xasan Shiiq iyo Shiiq shariif

7th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxaa uu la kulmay Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed […]

Posts pagination

« 1 … 13 14 15 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes