Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

uhuru

Maxaa ka Socda Dalkeena Soomaaliya Maanta!!!

11th June 2020 admin 0

Waa marxalad u muuqata mid khatar badan,waxaa is barbaryaacaaya run iyo been, waxaa hardamaaya daneyste iyo wadani, waxaa soomaaliya weerar ku ah shisheeye iyo qaa’inuwadaniyiin […]

balanbale

Daawo:Galmudug oo Qorshaysay inaan Balanbale Degmo loo aqoon san lana Curyaamiyo

10th June 2020 admin 0

Maamulka Galmudug ee Cusub ayaa markii la doortay waxay qorshahooda shaqo kan ugu mahiimsan ka dhigeen sidii ay Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud loo curyaamin […]

coronavirus

Soomaaliya oo laga diiwaan galiyey dad cusub oo qaba Covid-19

10th June 2020 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka […]

waare

Daawo:Waare oo joojiyey bananbax lagu taageerayo Madaxwayne Farmaajo

10th June 2020 admin 0

Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed cabdi waare ayaa Joojiyey bananbax lagu taageeri lahaa Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo kaas oo ka dhici lahaa Magaalada Baladwayne.

sabriye

Daawo:Wasiirka Arimaha gudaha oo Golaha Shacabka ka codsaday meel marinta sharciga Axsaabta Siyaada

10th June 2020 admin 0

Wasiirka Arimaha gudaha oo Golaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye Shacabka ka codsaday meel marinta sharciga Axsaabta Siyaada Dalka.

laftagareen

Madaxwaynaha koonfurbalbeed oo booqday askartii ku dhaawacantay dagaalkii Abal

10th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo dhiiragelin usameeyey askartii dhaawaca kasoo gaarey Dagaalkii dhowaan ka dhacay deegaanka Abal ee Gobolka Bakool.

coronavirus

Daawo:Fayriska Koroonaha oo dhib wayn ku haya Hirshabeele

10th June 2020 admin 0

Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in cudurka Covid-19 uu ku sii faafayo deegaanada maamulku ka arrimiyo kaas oo soo ritay dad badan qaarna ya udhinteen.

barlaman

Golaha Shacabka oo maanta ka Doodaya Sharciga Axsaabta

10th June 2020 admin 0

Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya  ayaa maanta lagu wadaa in ay kulankooda ugu horreeyay kalfadhiga 7-aad ay ku yeeshaan xarunta kumeel gaarka ah […]

qorax

Qarax ka dhacay Kismaayo oo Qasaaro Gaystay

10th June 2020 admin 0

Wararka laga helayo Kismaayo ayaa sheegaya in xalay qarax loo adeegsaday bam-gacmeed uu ka dhacay bartamaha magaaladaasi. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka […]

xasanshiiq

Daawo:Xasan Shiiq oo codsaday inuu Madaxwayne Farmaajo shacabka la hadlo

9th June 2020 admin 0

Madaxwaynihii hore xasan shiiq oo garab taagan yihiin Shiiq shariif, Xasan Yare,fartaag iyo Iftiin Baasto ayaa waxuu saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa madaxwayne farmaajo […]

mowliid

Daawo:Gudoomiya ku xigeenka 2aad aqalka sare oo eedeyn ujeediyay Gudoomiyaha Aqalka Sare.

9th June 2020 admin 0

Gudoomiye Kuxigeenka Labaad ee Aqalka Sare Mowliid Xuseen Guhaad ayaa waxuu eedeyn u jeediyey Gudoonka Golaha Aqalka sare Cabdi xaashi isagoo sheegay inuu fowdaynayo doorashada Soomaaliya isagoo is […]

aqalka sare

Cabdi Xaashi oo kulan dag daga ugu baaqay Dowlada iyo Maamul goboleedyada

9th June 2020 admin 0

Guddoonka aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa soo saaray war saxaafadeed ka soo baxay shirkii guddiga joogtada ee Golaha Aqalka sarre. Waxaa war […]

Daawo:Dowlada soomaliya oo qalabka looga hortago Covid-19 gaarsiisay Guriceel

9th June 2020 admin 0

Diyarad sida Qalab caafimaad oo looga hortagayo caabuqa covid 19 ayaa timid Garoonka diyaradaha Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Diyaaradaan ayaa waxa la socday masuuliyiin […]

iftiin

Daawo:Kulan looga soo horjeedo Senator Iftin oo Muqdisho ka dhacay

9th June 2020 admin 0

Siyaasiyiin iyo aqoonyahano ka soo jeeda degaanada jubaland ayaa dhaliilay Sanatar ka tirsan aqalka Sare oo kamid ahaa Xubnihii ka hor yimid hadal jeedintii baarlamaanka […]

Ismaciil

Salaad Cali Jeele oo ka digay in jabuuti burbur loo Horseedo

9th June 2020 admin 0

Siyaasiga Salaad Cali Jeele ayaa Shacabka jabuuti uga Digey iney dalkooda burbur u Horseedaan waxuuna ugu baaqay in laga shaqeeyo amniga iyo wada jirka Bulshada […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes