Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2020

Farmaajo

Muuse Biixi oo Codsaday inuu kulan la qaato Madaxwaynaha Ummada Soomaliyeed

13th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka  Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa codsaday inuu kulan kula qaato Madaxwaynaha Ummada Soomaliyeed Maxamed Cabdillaahi Farmaajo Dalka Jabuuti. Kulankan oo bilow u noqonaya […]

fartaagfaroole

Fartaag, faroole iyo Jurile oo loo magacaabay Gudiga isu keenida Maamul Goboleedyada iyo Dowlada

12th June 2020 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay guddiga isu keenista Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Magacaabista Gudigaan ayaa imaanaysa Qilaaf ka jira […]

baladwayne

Daawo:Wasiir ka tirsan Hirshabeelle oo is casilay kadib markii laga hor istagay dibad bax lagu taageerayo DFS

12th June 2020 admin 0

Wasiir ku xigeenka Amniga Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Baladweyne ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay sabab […]

coronavirus

Daawo:Puntland oo Covid-19 Qaatay kadib markii qaadka loo fasaxay

12th June 2020 admin 0

Wasiirka warfaafinta Maamulka Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde ) ayaa warbaahinta u akhriyey Go,aamo ka soo baxay shir looga Hadlayey Covid-19 kaas oo si xawliya […]

axmedismacil

Xildhibaan Axmed Ismaaciil oo warqad furan u qoray Madaxda Qaranka

12th June 2020 admin 0

Eng Axmed Ismaaciil horayna u ahaa Xildhibaan ayaa waxuu Warqad Qoraala u qoray Madaxda Soomaliyeed oo uu kaga hadlayo arimo badan oo ay mid yihiin […]

qoorqoor

Sawiro:Qoorqoor oo Maleeshiyaadka Beesha Sacad Tababar u furay

12th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Maamulka gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo waheliyaan ayaa tababar u furay Maleeshiyaadka Beesha Sacad sidii ay qayb uga Noqon lahaayeen ciidanka daraawiishta […]

Puntland

Daawo:Taliyaashii Boliiska ee soo xiray dhalinyaradii Caweynaysay oo shaqo Joojin lagu sameyey

11th June 2020 admin 0

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jeneraal Cabdi Xuseen Xasan (Cabdiyare) ayaa shaqada ka joojiyey Taliye ku xigeeenka Booliska gobolka Karkaar Jaamac Cismaan Qarey iyo Taliyaha saldhigga degmada […]

farmaajo

Daawo:Galmudug oo Koonfurta Galkacyo u weecisay Mashruuc laga Dhagax Dhigay Bangeele

11th June 2020 admin 0

Bulshada kunool Bangeelle ee gobolka Galgaduud ayaa cabasho ka muujiyay mashruuc horey looga dhagax dhigay Bangeele oo ay sheegeen in maamulka Galmudug uu kaleexiyay meel […]

gacal

Daawo:Gudoomiyaha barlamaanka Galmudug oo lagu soo dhaweeyey Dayniile

11th June 2020 admin 0

Xildhibaano katirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Iyo Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka banaadir ayaa ka Qeybgalay Kulan lagu Soo Dhaweynayay Gudoomiyaha BaarLamaanka Galmudug.

coldoon

Daawo:Coldoon oo si diiran Burco loogu soo dhaweeyey

11th June 2020 admin 0

Magaalada Burco ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey Samafale Cabdi maalig Muuse Coldoon waxaana soo dhaweyntiisa ka qayb qaatay dad aad tira badan, Coldoon […]

cumar

Sawiro:Turkiga oo Xeryo cusub ka dhisaya muqdisho

11th June 2020 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed Cali (Amar-dambe) iyo […]

qoor

Cabdiwali Gaas oo Qoorqor kala hadlay arimaha Doorashada ee xaliimo yaray wado

11th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Madaxtooyada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland Prof. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas. Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweynihii hore […]

diidiin

Daawo:Isticmaalka Cunida Qubada oo xoojiso Dareenka Ragga iyo Dumarka.

11th June 2020 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa aad loo kala gadanayaa Hilibka Diin badeedka ama Qubada kaas oo Dadka Soomaaliyeed qaarkood aaminsan yihiin in isticmaalka Saliida iyo hilibka Qubada […]

barlaman

Barlamaanka Soomaliya oo Akhrinta 1-aad marsiiyay Sharciga xisbiyada siyaasadda

11th June 2020 admin 0

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa Akhrinta 1-aad marsiiyay Hindisaha dib u eegista iyo kaabista sharciga xisbiyada siyaasadda. Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka […]

laftagreen

Daawo:Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Socdaal Nabadeed ku maray Wadooyinka Degmada Xudur

11th June 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa Xalay Socdaalka Nabada ku maray Qaar kamid ah Wadooyinka Magaalada Xudur isagoona Kulan la Qaatay […]

Posts pagination

« 1 … 11 12 13 … 18 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes