Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2020

qoorqoor

QoorQoor oo magacaabay Guddiga Gurmadka Daadadka Bacaadweyn

4th May 2020 admin 0

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha DGGM, ayaa lagu magacaabay Guddiga Gurmadka iyo kahortagga Daadadka, wareegtada ayaa u qorneyd sidaan:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Markuu […]

mareeye

Sawiro:Wasiir Mareeye oo Qalab caafimad Gudoonsiiyey Gudiga doorashooyinka Qaran

4th May 2020 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) Ahna Guddoomiyaha Guddiga qaran ee la tacaalida iyo ka hortaga cudur Karoona […]

Daawo:Maamulka Gobolka Banaadir oo Jabiyey Talooyinkii Caafimaadka Covid 19

4th May 2020 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa jabiyey Taloooyinkii ka hortaga Cudarka Corono Virus ee ahaa inaysan dadku isu imaan karin , dadka guryahooda ku […]

turkey

Sawiro:Turkiga oo Gargaar kale soo gaarsiiyey Soomaaliya

4th May 2020 admin 0

Diyaaraddii seddexaad oo deeq agab caafimaad sida oo ka socota Dowladda Turkiga ayaa saakay oo axad  ka soo degtay garoonka diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle […]

kismaayo

Daawo:Dowladda Soomaaliya Oo Kismaayo Geysay Daawo iyo Qalabka Coronaha

4th May 2020 admin 0

Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad […]

Diyaaraddaawo

Daawo:Dowladda Soomaliya Oo Baraawe Gaysay Qalab Dadka Looga Baaro Koronaha iyo Dawooyin

4th May 2020 admin 0

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa dawooyin iyo qalab caafimaad oo uu kamid yahay agabka Sheybaarka ee lagu baaro COVID-19 waxay gaarsiisay magaalada Baraawe, kadib markii Ra’iisul […]

qoorqoor

Daawo:Shir looga soo horjeedo Wasiiradda Galmudug oo Caabudwaaq ka dhacay

3rd May 2020 admin 0

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay Shir go’gol xaar u ah Shir ufurmaya Beel kamid ah beelaha daga Caabudwaaq. Dhinaca kale waxgaradkii ka […]

coronavirus

Dowlada Soomaaliya oo xaqiiqjisay inay Kordheen Dad Qaba CoronaVirus

3rd May 2020 admin 0

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda dalka ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 51 xaalado cusub oo COVID-19, 10 ruux ay bogsooseen […]

Farmaajo

Akhriso:Farriinta Madaxweyne Farmaajo ee Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda

3rd May 2020 admin 0

Farriinta Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ee Xuska Maalinta Caalamiga Ah Ee Xorriyadda Saxaafadda Xubnaha sharafta leh ee Bahda Warbaahinta Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah […]

cumar

Daawo:Ololaha wacyi galinta Conornaha ayaa ka furay degmooyinka gobolka Banaadir

3rd May 2020 admin 0

Wasiirka Warfaafinta  dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi xayir Maareeye Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta Dowladda Soomaaliya Cusmaan aadan Dhuuboow,Wasiir […]

bardheere

Sawiro:Dowlada Soomaliya oo baardheere 200,000 Doolar ugu Deeqday

3rd May 2020 admin 0

Deeqdaan lacageed oo ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ugu talagashay Waxka-qabashada saamaynta Fataahada qaybna ka ah Gurmadka loogu talagalay Dadka ay saameeyeen Biyaha Wabiga iyo daadadka […]

Diyaaraddaawo

Dowlada Somaaliya oo Kismaayo Gaysay Qalabka Coronaha

3rd May 2020 admin 0

wafdi ka socda Xafiiska R/wasaaraha XFS oo siday daawooyin  iyo qalab kale oo loogu talagalay ka hortagga caabuqa Covid19 , ayaa gaaray Magaalada kismaanyo oo […]

Axmedmadoobe

Daawo:Wax garad iyo Siyaasiyiin kaso horjeestay heshiiskii Axmed Madoobe iyo saxiibadiis

3rd May 2020 admin 0

Odoyaal, wax garad iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Jubbaland ayaa kasoo Horjeestay heshiisskii Axmed Madobe iyo Saxiibadiis , Waxaa kaloo ugu baaqeen dowlada Soomaaliya iyo Beesha […]

tartan

Jowhar oo u soo gudubtay wareegga labaad ee tartanka Ramadaanka

3rd May 2020 admin 0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda […]

coronavirus

Dadka Coronaha soo ritay oo tiradooda Badatay Soomaaliya

2nd May 2020 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19. Sedax bukaan ayaa cudurka ugu geeriyooday gobalka Banaadir, Puntiland […]

Posts pagination

« 1 … 14 15 16 17 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes