Gobolka Gedo oo laga arkay dhalashada Bisha

Doolow

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegay in laga arkay dhalashada Bisha Ciidul Fitriga.

Magaalada doolow ee Gobolka Gedo waxaa lagu dhaariyey dad sheegay inay arkeen bishii waxaana goobjoog ka ahaa gobtii lagu dhaarinaayey qaar kamida Bulshada Doolow

Dhalashada bisha ayaa laga arkay magaalooyin kamida Jubbaland, dalka kenya Deegaanka Soomalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.