Sawiro:Shirkii Barlamanka Deegaanka soomalida oo qabsoomay iyo rabshado ka dhashay

jigjiga

Shirka Baarlamaanka Degaanka Soomalida ayaa waxaa Jigjiga ka furtay ku sii simaha Afhayeen Marwo Fardowsa ajandaha kulanka Barlaamanka ayaa ahaa Ansixinta is casilaada Af Hayeenak,
Ansisinta Hadal qoraaleedkii kalfadhigii hore, Ansixinta hadal qoraaleedka shirkii aan caadiga ahayn, Warbixinta Xukuumada, Dib u aasaasida Maxkamada shareecada, Ansixinta iyo Dhaarinta Xubnaha Kabinetka Cusub.

Waxaana ugu horayn lagu furay kulanka aayadaha quraanka kadibna waxaa loo guda galay ajandaha koowaad oo ah aqbalaada af hayeenkii hore ee Gollaha. Waxaana codka la siiyah Af Hayeenkii xilka iska casilay waxaana uu sheegay inuu iskii uga tagay shaqada. .

Qaar kamida Xildhibaanada deegaanka Soomalida oo bananbax ka dhigay xarunta barlamaanka ayaa sheegay inaan doorasho xaqa ka dhicin xarunta barlamaanka.

mustaf
jigjiga

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.