Daawo:Dhalinyarada Caabudwaaq oo Codsatay Dr Cabdulaahi Xaashi inuu Cadaalad Helo

cabdulaahi

Ururka dhalinyarada dagmada Caabudwaaq ayaa dowlada somaliya kadalbaday inuu cadalad helo Agasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka Dowlada federaalka Soomaliya Dr Cabdulahi xaashi oo mudo uxiran dowlada somaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.