Deni oo ka hadlay Dagaalkii Puntland iyo Galmudug Diyaradii soo dhacday Deeqdii Dowlada

deni

Madaxwaynaha Puntland siciid cabdulaahi Deni oo Shir ku qabtay Magaalada Qardho ayaa ka hadlay Arimo ay kamid yihiin Dagaalkii Puntland iyo Galmudug, Diyaradii ku soo dhacday Bardaale, Deeqdii Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya keentaya Puntland iyo Fatahaada Degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.