Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2020

deni

Madaxwaynaha Deni oo Xilkaqaadis kusameeyey Taliyaashii Boliiska Puntland

27th April 2020 admin 0

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi deni ayaa xilkaqaadis ku sameeyey taliyihii Boliiska Puntland iyo Kuxigeenkiisii. Madaxwayne Deni ayaa xilka ka qaaday Taliyihii ciidamada Boliiska Puntland […]

Wasiir

Wasiirka Caafimaadka Soomaliya oo Maraykanka waydiisay gargaarka kornaha

27th April 2020 admin 0

Wasiirka Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta kulan toos ah ayaa qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, H.E. Donald Y. Yamamoto […]

muqdisho

Daawo:Xubno Ka Tirsan Shabaab Oo Lagu Dilay Magaalada muqdisho

27th April 2020 admin 0

Laamaha Amniga Magaalada Muqdisho ayaa waxay Dileen labo nin oo ka tirsanaa Koooxda Alshabaab. Nimankaan la dilay ayaa waxay markii hor Dil ugaysteen nin ganacsade […]

Waare

Daawo:Mooshin laga keenay Madaxwaynaha Hirshabeele

27th April 2020 admin 0

Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeele Sheikh Cisman Barre Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu qabtay mooshin ka dhana Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed cabdi waare oo soo […]

boliis

Daawo:Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho Ka Qeybisay Agabka looga Hortago Koronaha

26th April 2020 admin 0

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka bilaawday Qeybinta Maaskarayaal (Facemasks) qaybta ah qorshaha kahor tagga iyo xakameynta faafitaanka cudurka COVID-19. Qeybinta maaskaraha oo qorshuhu yahay […]

coronavirus

Dowladda Soomaliya oo Xaqiijisay in 400 oo Qof kabadan laga helay Coranaha

26th April 2020 admin 0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii kasoo kordha xaaladda Caabuqa COVID-19, waxay bulshada la […]

Farmaajo

Madaxwayne Farmaajo ayaa Xil ka qaadis ku sameeyey qaar kamida Maamulka Gobolka Banaadir

26th April 2020 admin 0

Madaxweyne Farmaajo oo xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiye K/Xigeennada Maaliyadda & Hawlaha Guud ee G/Banaadir Muqdisho, 26ka Abriil, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane […]

qoorqoor

Maxaa Ku Kalifay Wasiir Fiqi Ka Mid Noqoshada Maamulka Galmudug???

26th April 2020 admin 0

Axmed Macalin Fiqi oo kamid ahaa Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya oo Deegaan Doorashadiisuna tahay Galmudug ayaa waxuu ka warbixiyey Sababta ku kaliftay asagoo […]

muse

Daawo:Somaliland oo qabatay Khaad Sharci daro kusoo galay

26th April 2020 admin 0

Xukumadda Somaliland ayaa La Wareegtay Qaad Sharci Daro ku Soo Galay Ka Dib Markii la Mamnuucay Ka Ganacsiga Qaadka Deegaanada Somaliland.

baladxaawo

Daawo:Olole shacabka Baladxaawo looga wacyi-gelinayo halista Cudurka Coronaha

26th April 2020 admin 0

Dhalinyarada Degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa Bilaabay wacyi- gelin ku aadan halista Cudurka Corona Virus. Xili Lagu guda jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan,islamarkaana ay […]

qoorqoor

Akhriso:Qoorqoor oo Magacaabay Labo wasiir oo kale

26th April 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Galmudug Mud: Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”Markuu arkay: qodobka 50aad, farqadiisa 4aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug;Markuu tixgeliyay: baahida looqabo magacaabidda Golaha Wasiirada […]

laftagareen

Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo Kulan Laqaatay qaar Kamida wasiiradiisa

26th April 2020 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Kulanka Islaxisabtanka Maanta la yeeshay Wasiiraddaha Wasaaraddaha Ganacsiga iyo Xanaanada Xoolaha.

turkey

Sawiro:Turkiga oo dadkiisi kala baxay Soomaliya

26th April 2020 admin 0

Dowlada Turkiga ayaa shaqaalaheeda Rayidka ahaa ee kusugnaa Soomaliya dib ugu celisay Dalka Turkiga. Sababta dadka u dhashay dalka Turkiga dib loogu ceshay Dalkoodii ayaa […]

cumar

Sawiro:Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo booqday qoysaskii ay ka baxeen labadii muwaadin ee Muqdisho lagu dilay

26th April 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa guryahooda ku booqday qoysaskii ay ka baxeen Allaha u naxariisto […]

ramadan

Daawo:Baro Axkaanta Soonka

25th April 2020 admin 0

Fadlan ka Faa’dayso oo wax kabaro Axkaanka Soonka madaama aan ku jirno bishii Ramadaanka.

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 16 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes