Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2019

karsh

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa guddi u magacaabay Gurmadka wadooyinka burburay

25th November 2019 admin 0
dalays

Dhageyso:Xildhibaanad Sheegtay In loo diiday inay ka dhoofto Muqdisho

25th November 2019 admin 0

Dalays Xasan Aadan oo ka mid ah xildhibananada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku eedaysay laamaha amniga dawladda Soomaaliya gaar ahaan nabad-sugidda NISA inay […]

Daawo:Garbahaaray dad biyo la tageen qaarna ku dhinteen iyo Baaq loo diray Dowlada

25th November 2019 admin 0

Buslahada Degmada Garbahaaray ayaa waxay Baaq dag daga u direen Dowlada Soomaliyeed inay wax ka qabato Toga Dhexmara Magaalada Gabahaaray kaas oo ay adag tahay […]

No Image

Daawo:Goortay dhacayso Doorashada Madaxda Maamulka Galmudug

25th November 2019 admin 0
No Image

Madaxwayne farmaajo oo Garyaqaankii Qaranka Xilka ka qaaday

25th November 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JFS, waxa uuna xil […]

No Image

Akhriso:Jadwadka Doorashada Galmudug oo lagu dhawaaqay

25th November 2019 admin 0

Guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug ayaa Isniinta maanta soo saaray jadwalka hanaanka guud ee doorashooyinka maamulka Galmudug.

mareeye

Wasiir Maareeye oo Safar Shaqo ku Aadat Talyaaniga

25th November 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada casho sharaf ugu fidiyey Guddigii qabanqaabada Madasha Tiknaloojiyadda ee Muqdisho, martidii ka qeyb gashay […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo Casho Sharaf u fidiyey Guddigii qabanqaabada Madasha Tiknaloojiyadda

25th November 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada casho sharaf ugu fidiyey Guddigii qabanqaabada Madasha Tiknaloojiyadda ee Muqdisho, martidii ka qeyb gashay […]

No Image

Daawo:Dacwada Xisbiga Himilo Qaran oo kasocota Maxkamada Sare

25th November 2019 admin 0

Daawo:Maamulka Gobolka Banaadir oo booqday goobihii waxyeeleyen roobabka

25th November 2019 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay kormeer ku tagay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan meelaha Biyaha roobka fariisteen. Gudoomiye kuxigeenka labaad […]

aqalka sare

Xildhibaanada aqalka sare oo aqrinta labaad marsiiyay sharci ay soo diyaarisay wasaaradda ganacsiga

24th November 2019 admin 0
cumar

Daawo:Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo sheegay inuu ku faraxsan yahay Soo dhaweynta Shiikh Umal

24th November 2019 admin 0
No Image

Sawiro:Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya DC oo la kulmay Jaaliyadda Ohio

24th November 2019 admin 0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay u qeybsanaha Dowlada Soomaaliya ee dalka Mareykanka Ali Sharif Ahmed .Safiirka iyo […]

No Image

Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Mudo Laba Sano Ah U Kordhiyay Mudo Xileedka Golaha Wakiilada Waana Markii Lixaad

24th November 2019 admin 0
wasiir

Wasiirka Cadaalada Soomaliya ayaa ka warbixiyay Shirkii 35 aad ee wasiirada cadaaladda Jaamacadda Carabta

24th November 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes