Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2019

muuday

Daawo:Gudoomiye Muuday oo Sheegay Aqalka Sare in Cadaalad Daro lagu dhisay

27th November 2019 admin 0

Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka ee Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey, ayaa golaha shacabka ka hor sheegay in Aqalka Sare si […]

bardheere

Daawo:Soomaaliya oo dib u bilowday dhoofinta Mooska

27th November 2019 admin 0

Wasiirkii Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Soo Gaaray Dhuusamareeb

27th November 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug. Ujeedka Dhuusamareeb u […]

Wasiir Saadiq oo Geneva kusoo bandhigay halka uu marayo barnaamijka daryeelka Bulshada 

27th November 2019 admin 0

Danjiraha Dowlada Soomaaliya u fadhida dalalka Switzerland , Austria iyo Xarunta Qaramada Midoobay ee xuquuqul insaanka ee Magaalada Geneva Marwo Abyan Maxamed Saalax ayaa waxay […]

No Image

Daawo:Caabudwaaq Banaanbax looga soo horjeedey in golaha deegaanka lagu dhiso hab beeleed ayaa kadhacay magaaladaas

27th November 2019 admin 0

Banaanbax looga soo horjeedey in golaha deegaanka lagu dhiso hab beeleed ayaa kadhacay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, Dadkii banaanbaxa dhigayay ayaa sheegay in ay […]

No Image

Daawo:Jaaliya Neef ku Ceshe ee dalka Sweden ayaa eedayn usoo jeediyey ONLF iyo Liyuu Boliis

26th November 2019 admin 0

Qaar kamida Jaaliyada Soomaaliyeed ee kasoo Jeeda Gobolka Doolo ee Deegaanka Soomalida ayaa waxay ku eedeyeen Jamhada ONLF iyo Qaar kamida Ciidamada Liyuu Boliiska ee […]

rufle

Daawo:Korneel Rufle Oo Weerar Afka ah Ku Qaaday Xasan Sheekh Iyo Sh- shariif Iyo Xog Uu Soo Bandhigay

26th November 2019 admin 0
xeeriliyaha

Daawo:Xeer ilaaliyiii hore ee Qaranka oo ka qayb galay Kulan looga Hadlayo ilaalinta xuquuqda aadanaha

26th November 2019 admin 0

Daawo:Xoghayahii joogtada ee wasaaradda Arrimaha gudaha oo xilka wareejiyay

26th November 2019 admin 0

Xoghayihii joogtada ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xilkii Xoghayanimo wareejiyay, kadib markii golaha Wasiiradu ay baabi’iyeen […]

roob

Daawo:Dad ku dhintay roob ka da’ay Muqdisho iyadoo uu Bur bur soo Gaaray Qaar ka mid ah Dhismayaasha

26th November 2019 admin 0
xaj

Munaasabad lagu weyneynayay dhalashada Nabigeena NNKH ayaa lagu qabtay magaalada Oslo ee Dalka Norway.

26th November 2019 admin 0
No Image

Daawo:Kulan lagu Soo dhaweynayo Jadwalka Doorashada galmudug oo lagu qabtay Dhusamareeb

26th November 2019 admin 0

Bulshada ku dhaqanka caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa soo dhaweeyay jadwalka doorashadda maamulka cusub ee Galmudug oo shalay la soo saaray.

Rag Imaraad ah oo ka ugaarsanayey Somaliland oo Hargaysa lagu Xiran

26th November 2019 admin 0

Xukuumadda Somaliland ayaa saaka xirtay sagaal nin oo u dhashay waddanka Imaraadka Carabta kuwaas oo si sharcidarro ah uga ugaadhsanayay gudaha Somaliland. Raggan ayaa aroornimadii […]

deni

Madaxwayne Farmaajo oo Deni ku qanciyey Labo Jago oo mahiim ah

26th November 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Bishii Oktoobar 2019 Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cabdixamiid Maxamed Dirir, waxa uuna u magacaabay Taliyaha Ciidanka […]

No Image

Ceelwaaq:Ciidamo Kenyan ah soo gaaray Degmadaas

25th November 2019 admin 0

Dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ciidan aad u badan ay soo dhoobtay xadka aan rasmiga ahayn ee ay la wadaagto Soomaaliya, gaar ahaan […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes