Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2019

No Image

Sawiro:Guddiga Doorashada Galmudug Oo Gaaray Dhuusamareeb

23rd October 2019 admin 0

Guddiga Doorashada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo dhawaan ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug. […]

Tarsan oo beeniyey inuu kulan dhexmaray Madaxwayne farmaajo iyo Safiirka Maraykanka u fadhiya kenya

22nd October 2019 admin 0

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa shaaciyey in uusan dhicin kulan dhexmaray Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Safiirka Mareykanka […]

ciro

Daawo:Gudoomiye Ciro sheegay Muuse Biixi inuu ku mashquulay dhaca Dhulka danyarta

22nd October 2019 admin 0
No Image

Daawo:Boliiska Somaliland oo arday banan baxaysay Xabado Ku riday

22nd October 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxwayne farmaajo oo gaaray Dalka Ruushka

22nd October 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Sochi ee dalka Ruushka halkaas oo maalinta barri ah uu […]

mareeye

Daawo:Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Cabsida laga qabo Fataahada wabiyada Shabelle iyo Jubba

22nd October 2019 admin 0

Dr Jamaal Sahal oo kusoo wajahan Caabudwaaq iyo Bulshada oo loogu baaqay inay ka faa’idaystaan

22nd October 2019 admin 0

Magaalada Waxaa imaan doono Dhaqtar Jama Sahal oo ah turjumaha iyo qoraaga buugaagta ( BUUGA BAABILI NINKII UGU HODAN SANAA ) ( BUUGA FAKAR OO […]

janan

Akhriso:Axmed Madoobe oo Wasiir Janan Balantii ay isla Galeen uga Baxay iyo Madaxwayne kuxigeena Magacaabay

22nd October 2019 admin 0

Axmed Madoobe ayaa maanta Talaado 22 Oktoobar 2019 wareegto ku magacaabey labadiisa kuxigeen. Maxamuud Sayyid Aden – Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Jubbaland iyo C/qaadir Xaaji […]

warfaa

Wasiir Saadiq oo sheegtay in ay hayaan 15 Milyan oo loogu talagalay mashruuca badbaadinta Bulshada

22nd October 2019 admin 0

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in horey loo qaaddayo tallaabooyinkii u horreeyay ee lagu […]

No Image

Sawiro:Wasiirka Boostada ayaa daahfuray adeegyo lagu horumarinayo Xarunta Jaamacadda Ummadda qaybteeda Caabudwaaq

22nd October 2019 admin 0

Wasiirka Boostada Isgaarsiinta & Teknoolojiyadda ayaa daahfuray adeegyo lagu horumarinayo isticmaalka Teknolojiyadda Xarunta Jaamacadda Ummadda qaybteeda Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee Bartamaha dalka. Adeegyadan […]

Daawo:Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo guuto Odawaa oo u mahadceliyay shacabka Somaliyeed

22nd October 2019 admin 0

Daawo:Maamulka gobolka Banaadir oo xiray xarun lagu sameynayay ducomentiyo been abuur

22nd October 2019 admin 0

Daawo:Odayaal Muqdisho u tagay siidaynta Wasiir Janan oo kusoo hungoobay

21st October 2019 admin 0
No Image

Daawo:Qoyska madaxweyne Biixi oo lagu eedeyey inay boobayaan Dhulka Shacabka

21st October 2019 admin 0
wabi

Daawo:Dad Kabadan 450 kun qoys oo ku barakacay Degaanada Hirshabelle

21st October 2019 admin 0

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes