Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: October 2019

No Image

Axmed Yusuf Warsame oo ku dhawaaqay Musharaxa Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug

26th October 2019 admin 0

Mudane ahmed yusuf warsame Ahmed Taajir Waa Nin Dhalanyaro ah aqoon leh xirfad siyaasadedna leh waa nin isku keeni karo dhamaan shacabka reer Galmudug, Musharax Axmed […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Soo Xiray Shirka Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Heer Federaal Iyo Heer Dowlad Gobaleed

26th October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta soo xiray shirka agaasimayaasha guud ee wasaarahada heer federaalka iyo heer dowlad gobaleed […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaada

26th October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynta dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo saameynta […]

Daawo:Wariyaal ka soo cararay Taliska Muuse Biixi oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

26th October 2019 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray Sadex wariye oo kasoo cararay Dhibka Taliska Muuse Biixi ku hayan shacabka Soomaliland.

deni

Daawo:Barlamaanka Puntland oo Deni ku oryey uguna baaqay inuu iscasilo iyo Deni oo ka xanaaqay.

26th October 2019 admin 0
wabi

Sawiro:Dad ka barakacay fatahaado ka dhashay roob ka da’ay Degmada Bardaale

26th October 2019 admin 0

Daadad ayaa ka dhashey roobab lixaadle oo ka da’ay Degmada Berdaale ee Gobalka Baay, kuwaas oo geestay burburka guriyaha iyo goobihii ganacasiga ee Degmadaasi ku […]

No Image

Sawiro:Khayre oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Talyaaniga u Jooga Soomaaliya

26th October 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya, Alberto Vecchi. […]

No Image

Daawo:Gudiga doorashada Galmudug oo Gudoomiye iyo kuxigeen ku doortay Magalada Dhuusamareeb

25th October 2019 admin 0

Waxaa Magaalada Dhuusa-mareeb kulan ku yeeshay guddigii farsamada Maamul dhisida Galmudug waxayna kulankaas ku doorteen guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa. Xubnaha guddiga farsamada maamul u samaynta Galmudug […]

Daawo:Buuhoodle oo yeelatay Gole deegaan oo ka tirsan Puntland

25th October 2019 admin 0
No Image

Ururka Hiliblayaasha ee Nafaqo Oo Hoggaan Cusub Doortay

25th October 2019 admin 0

Soomaaliya oo Shirkadaha Shell/ExxonMobil ka qaaday ijaarka Xirmooyin Shidaal

25th October 2019 admin 0

Kadib dadaalo badan oo ay Maxdaxda Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta ee DFS ka samayeen dib u soo celinta xiriir ka Shirkadaha ku leh Xirmooyin Shidaal […]

No Image

Daawo:Mid kamid ah Beelaha daga Caabudwaaq oo sheegay inaysan ogalaan doonin Nidaab ay sheegeen in lagu dhisayo golaha deegaanka

25th October 2019 admin 0

Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha, waxgaradka, siyaasyiinta, Haweenka iyo Culumada Beel kamida Beelaha daga Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay inaysan ogalaan Doonin Nidaamka […]

calan

Daawo:Munaasabad lagu taageerayay wax-qabadka Xukuumadda Federaalka oo lagu qabtay Magaalada Kampala ee dalka Uganda

24th October 2019 admin 0
No Image

Ciidamada Liyuu Boliiska oo dad shacabka ku Jirdilay Deegaanka Neefkuceshe ee gobolka Doolo.

24th October 2019 admin 0

Ciidanka gaarka ah ee DDS ee Liyuu-Booliis ayaa Go’doon galiyay Maanta Magaalada Neefkuceshe oo ka tirsan Gobolka Doollo ee DDS kadib markii Ciidanka Liyuu-Booliis maalintii […]

No Image

Madaxwayne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Africa iyo Ruushka

24th October 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo Afrika ayaa soo bandhigay fursadaha iskaashi iyo maalgashi ee […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes