Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2019

Sawiro:Bulshada Baladxaawo oo diiday inay Bananbaxaan iyo Ganacsigii oo laxiray

1st September 2019 admin 0

Maamulka Baladxaawo ayaa waxay Makrafoon la dhex wareegayaan Magaalada Baladxaawo ayagoo ugu baaqaya Bulshada Degmada Baladxaawo inay Sameeyaan Bananbax lagu dalbanaayo in lasii daayo Wasiirki […]

Dhuusamareeb:Diyaarado sida Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka dagay Garoonka Diyaaradaha

1st September 2019 admin 0

Wararka Ka Imaanaya Magaalada Dhuusamreeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa waxaa sheegayaan inay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ay ka dageen Diyaarado sida Ciidmada AMISOM ah […]

No Image

Daawo:Imaam Cumar oo ka mid ah odayaasha Dhaqanka Cadaado oo u mahad celiyay Ra’iisuwasaaraha Soomaaliya.

1st September 2019 admin 0
No Image

Sawiro:Ergadii Degmada Cadaado ee ka qayb galaysay shirka dib uheshiisinta Galmudug ayaa soo gaartay Magaalada dhuusamareeb

1st September 2019 admin 0

Ergada degmada Cadaado uga qaybgalaysa shirka dib-u-heshiisiinta beelaha G/Mudug ee dhawaan furmi doona ayaa gaaray xarunta dowlad goboleedka G/Mudug ee magaalada dhuusamareb. Wafdigaan oo ka […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa Golaha Wasiirada u sameeyay casho Sharaf

1st September 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaare Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa Golaha Wasiirada u sameeyay munaasabad casho ah oo lagu maamuusayay dhalashada sanadka cusub ee Hijriyada 1441.

Sawiro:Ugaas Maxamed oo ka qayb galay Caleemo saarkii Garaad Bashiir

1st September 2019 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo maanta ka mid ahaa Madaxdii iyo Iyo Masuuliyintii lagu casuumay inay Goob joog u ahaadaan Caleemasaarka Garaad Bashiir Garaad Axmed […]

Posts pagination

« 1 … 20 21

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes