Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2019

Daawo:Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareb

2nd September 2019 admin 0

Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareb si ay uga qaybgalaan Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo dhowaan ka furmaya Dhusamareb iyo […]

muusa

Daawo:Maamul Goboleedka Soomaliland oo sheegay inay diyaar u yihiin inay hor fariinstaan Dowlada Soomaliya

2nd September 2019 admin 0
abaar

Daawo:Qaramada Midoowday iyo Dowlada Soomaaliya oo ka dayriyey Xaalada Bani’aadnimo

2nd September 2019 admin 0
mareeye

Daawo:Wasaaradda warfaafinta oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda ayaa ka qayb galay isxilqaan markii 8aad.

2nd September 2019 admin 0
No Image

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb

2nd September 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kharye ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo […]

Daawo:Ciidamada Amniga oo fashiliyey Qarax wayn oo ka dhacay Muqdisho

2nd September 2019 admin 0

Qasaaro Iskugu Jira Dhismasho iyo Dhaawac Ayaa ka Dhashay Qarax ka Dhacay Ex Koontarool Afgooye ee Muqdisho Ciimadamada Amniga Iyo Rag Hubaysan Oo La Socday […]

Shirkii Dib u heshiisinta Galmudug oo la sheegay xiliga uu furmaya

2nd September 2019 admin 0

Wasiirka Arrimaha gudaha fereraalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa ku dhowaaqay in shirka dib u heshiisiinta Galmudug uu furmin doono Maalinta […]

Ciidamada Xooga dalka oo Deegaano cusub kala wareegay Shabaab

2nd September 2019 admin 0

Howlgallo ay ciidamada Xoogga dalka ay ka sameeyeen xadka labada Shabeelle ayeey kula wareegeen deegaanno maleeshiyada Al-shabaab ay dadka shacabka lacago baad ah uga qaadan […]

mustafe

Daawo:Madaxwayne Mustaf Cagjar oo ka qayb galay Xuska Maalinta Nabada

2nd September 2019 admin 0

Madax-weynaha DDS ayaa maanta ka hadlay munasabada nabada iyo isjacaylka oo lagu xusayo Jigjiga. Munasabadan oo markii ugu horaysay lagu qabanayo magaalada jigjiga, ayaa waxaa […]

Daawo:Jaaliyada Jubbaland ee Dalka Sweden oo soo dhaweeyey Xarigii Wasiirka Amniga Jubbaland

1st September 2019 admin 0
No Image

Daawo:Isku soo baxyo looga soo horjeedo Xariga Wasiirka amniga Jubbaland oo ka dhacay Beledxaawo, Doolow iyo Luuq

1st September 2019 admin 0
No Image

Daawo:Ra’iisalwasaare Kheyre oo booqday xarunta dowlada hoose ee Xamar

1st September 2019 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho. Ra-iisulwasaaraha ayaa halkaasi kulan kula qaatay mas’uuliyiinta […]

Daawo:Dhacdo ka yaabisay Shacabka Gobolka Gedo Gaar Ahaan Garbohaarrey.!

1st September 2019 admin 0

Garbahaarey maaha Magaalo Xeebeed Sidoo kalana, Wabiyada dalkuna ma maraan waxaase lagu arkay Kaluun aad u fara badan Toga Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo. […]

janan

Daawo:Axmed Madoobe oo aan soo xaadirin kulan looga hadlaayey Xarigii Wasiirka Amniga Jubbaland

1st September 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo ayaa Maanta waxaa Shir deg deg ah ku yeeshay Guddiga amniga dowlad Goboleedka Jubbaland. Shirkan ayaa waxaa looga hadlay xariga Wasiirka amniga Jubbaland […]

Xildhibaanadii Mucaaradka ahaa oo Khayre isu Dhiiibay

1st September 2019 admin 0

Ra’iisalwasaaraha Soomaliya ayaa waxuu Aqbalay Codsi ay usoo dirsadeen Xuldhibaanada tirade yar ee Mucaaradka ah oo xirirka hoose la leh Dowlada Kenya iyo Imaaradka kuwaas […]

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes