Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2019

dahabshiil

Baydhabo:Madaxwaynaha Lafta Gareen Ayaa Xariga Ka Jarey Xarun Cusub ee Shirkada Dahabshiil

29th September 2019 admin 0
abaar

Daawo:Wasiirro iyo Xildhibaanno ku baaqay in gurmad dag daga lala gaaro gobolka Gedo

29th September 2019 admin 0

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Libaax Ibraahin, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka Soomaaliya Maxamuud Cabduqaadir Hilaal Xildhibaan Faraax […]

No Image

Daawo:Ciyaar Saxiibtinimo oo dhexmartay Balanbal iyo Guriceel

29th September 2019 admin 0
No Image

Daawo:Mayerka Hargaysa Bisada Hargeysa Ayaa Ka Nasiib Wanaagsan Qofka Muqdisho Jooga

29th September 2019 admin 0

Maaayirka Magaalada Hargaysa oo ku fashilamy horumarka Magaalada Hargaysa ayaa waxuu aflagaado u gaystay Shacabka Soomaliyeed gaar Magaalo madaxda Soomaliya asagoo sheegay “Bisadaha Hargaysa inay […]

Sawiro:Soomaaliya iyo Cumaan oo heshiis ku kala siixday Dalka Canada

29th September 2019 admin 0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad(Oomaar) oo ku sugan dalka Canada ayaa sheegay in heshiis muhiim ah ay la galeen madax […]

dagaal

Ciidammada Xoogga Dalka oo Caawa Duqeyn Ku Dilay Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad Al-Shabaab Ka Tirsan

29th September 2019 admin 0

Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa fiidnimadii hore ee caawa Duqeyn ku dilay Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan kooxda […]

aada isaq

Daawo:Dowlada Soomaliya oo Xayiradii Diyaradaha ka qaaday Kismaayo

28th September 2019 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u fasaxday duulimaadyada rayidka ee Kismaayo iyo Muqdisho kaddib codsi uga yimid shacabka Wasiir ku xigeenka warfaafinta Aadan […]

Caabudwaaq:Musharaxa Madaxwayne kuxigeenka Galmudug oo lagu soo dhaweeyey

28th September 2019 admin 0

Musharax Cabdiqani Shiikh Cali Diini oo u taagan xilka Madaxwayne ku xigeenka Galmudug oo soo gaaray magaalada Caabudwaaq ayaa si diiran loogu soo dhaweeya Galabta, […]

Askari:Lugihiisa ku waayey Kadib markii kaligiis dhabar Jabin ku sameeyey Shabab

28th September 2019 admin 0

Waxa la soo weeraray saldhigga ciidankiisa Xoogga Dalka. Ee Degmada Garbo Harey ee Xarunta Gobalka Gedo Isaga oo daggan masaafo fog ayuu maqlay dhawaqa xabadda. […]

abaar

Daawo:Maamulka Degmada Buurdhuubo ayaa kormeeray deegaanada hoos yimaada buurdhuubo oo ay abaar ba’an kajirto

28th September 2019 admin 0
ciro

Shirweynihii labada ee Xisbiga Waddani oo ka dhacay magaaladda Burco

28th September 2019 admin 0
cumar

Daawo:Maamulka Gobolka Banaadir Iyo WFB Oo Ka Wada Hadlay Caawinta Dadka Barakacayaasha

28th September 2019 admin 0
xeeriliyaha

Wafti uu hogaaminayo Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr.Axmed Cali Daahir oo gaarey Magaalada Garoowe

28th September 2019 admin 0
No Image

Guddoomiyaha maxkamadda sare oo tababar u furay garsoorayaal iyo xeer ilaaliyaal

28th September 2019 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho tababar socon doono mudo Lix bilood ah uga furmay  Garsoorayaal iyo Xeer-ilaaliyaal ka socda Dowlad Gobaleyadda iyo Maxkmada Sare ee dalka oo […]

deni

Daawo:Agaasimihii Idaacada Daljir oo ka hadlay sharci darada ku kacayaan Maamulka Deni

28th September 2019 admin 0

Agaasimaha guud ee Idaacada Radio Daljir mudane Ahmed Shiiq Maxamed Tallman oo shir Jaraa’id ku qabtay magalada Garoowe ayaa cambaareeyey falalka lidka ku ah sharciga […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes